Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir wadatashi ah oo ku saabsan qabyo qoraalka siyaasadda maareynta deegaanka soomaaliya oo ka furmay Muqdisho.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Shir wadatashi ah oo ku saabsan qabyo qoraalka siyaasadda maareynta deegaanka soomaaliya oo ka furmay Muqdisho.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raadinta xal loo dhanyahay oo ku wajahan dhibaatooyinka deegaanka Soomaaliya ayeey aheyd muhiimada ugu weyn ee kulankan wadatashiga ah oo ku saabsanaa qabyo qoraalka siyaasadda maareynta deegaanka Soomaaliya, waxaana soo qaban qaabiyey Agaasinka Bey’adda ee xafiiska Ra’iisul wasaaraha, waxaana ka qeyb galay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Wasiiro, xildhibaano ka tirsan golaha shacabka, aqoonyahano iyo marti sharaf kale.
Axmed Yuusuf Axmed Agaasimaha Guud ee Bay’adda ee Xafiiska Ra’ii sul wasaaraha Soomaaliya Ayaa ugu horeyn sheegay in ay aad muhiim u tahay siyaasadda maareynta deegaanka Soomaaliya, oo uu tilmaamay inay ka shaqeenayeyn in muddo ah isla markaana ay la kaashadeen qubaro kala duwan .
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Wasiir ku xigeenka Beeraha XFS Ayaa sheegay inay soo dhaweenayaan Siyaasaddan oo muhiim u ah Wasaaradahooda isla markaana ay diyaar u yihiin inay fikradahooda ku darsadaan si loo meel mariyo.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo shirka furay ayaa tilmaamay inuu deegaanku leeyahay muhiimadda gaara loona baahanyahay in la wada ilaalsado si dalka looga badbaadiyo qataraha laga dhaxlo.
Siyaasadda maareynta deegaanka Soomaaliya oo ay in muddo ah ka shaqeenayeyn Agaasinka Bii’adda ee Xafiiska Ra’ii sul wasaaraha ayaa soo martay dhowr waji waxeyna hada mareysa heer gabo gabo ah, iyadoo la filayo in goor dhow loo gudbiyo Xildhibaanada labada Gole si ay u meel mariyaan.

Related posts

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026

Previous Post

Ra’iisulWasaare ku-xigeenka dalka oo furay shirka wadatashiga dhammeystirka Siyaasaddaqaran ee deegaanka

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre “Mucaarad Iyo Muxaafid, Waxaan Taariikhda Ku Geli Doonnaa Sida Aan u Ilaalinno Qarannimada, Madax Bannaaninada, Midnimada, Iyo Xuduudaha Dalka”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre “Mucaarad Iyo Muxaafid, Waxaan Taariikhda Ku Geli Doonnaa Sida Aan u Ilaalinno Qarannimada, Madax Bannaaninada, Midnimada, Iyo Xuduudaha Dalka”

Ra’iisul Wasaare Khayre "Mucaarad Iyo Muxaafid, Waxaan Taariikhda Ku Geli Doonnaa Sida Aan u Ilaalinno Qarannimada, Madax Bannaaninada, Midnimada, Iyo Xuduudaha Dalka"

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In