Thursday, February 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta XFS oo guddoomisay shirka billaha ah ee Wasaaradda+Sawirro.

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta XFS oo guddoomisay shirka billaha ah ee Wasaaradda+Sawirro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Marwo Fahma Axmed Nuur ayaa guddoomisay Shirka bilaha ah ee Wasaaradda Qorsheynta.

Shirka ayaa looga hadlay Waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda Oo ay ka mid yihiin Diyaarinta Qorshaha Sagaalaad ee Horumarinta Qaranka oo 26 September ay ansixiyeen Golaha Wasiiradda, Diyaarada Istaraatijiyada Maalgashiga oo dhawaan la horgayn doona Golaha Wasiiradda iyo Diyaarinta Istaraatijiyada Dowladd gobaleedyada oo bilaaban doonto dhawaan.

Related posts

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

February 4, 2026
Wasaaradda Qoyska XFS  oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Wasaaradda Qoyska XFS oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

February 4, 2026

Shirka ayaa sidoo kale waxaa diirada lagu saaray heerka uu marayo Shirka Istaatistics oo horyaalo Golaha Shacabka Ee Baarlamaanka FS, Sahanada kala duwan ee ay Sameeyeen Agaasinka Istaatistics iyo Warbxininta Isbadalka Cuntada iyo badeecadaha Suuqyada (CPA).

Ugu dambeyntii Shirka waxaa lagu bogaadiyay Shirka Golaha Horumarinta Qaranka (NDC) ee 24 September Ka qabsoomay Magaalada Muqdisho oo Ay Wasiiradda Qorsheynta Dowladda gobaleedyada iyo Wasiirka Qorsheynta ay ku meel Mariyeen mashaariic muhiim u ah dalkeena.

Previous Post

Madaxweynaha K/ Galbeed oo qaabilay Madaxda Ururka Caalamiga ah ee socdaalka

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Isbitaalka Hooyada Iyo Dhallaanka Banaadir

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Isbitaalka Hooyada Iyo Dhallaanka Banaadir

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Isbitaalka Hooyada Iyo Dhallaanka Banaadir

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

February 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday Xarunta gurmadka degdeg ah ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka,...

Wasaaradda Qoyska XFS  oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Wasaaradda Qoyska XFS oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

February 4, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka waxay bogaadinaysaa doorashada gudoonka Guddiga ee ay maanta Sameeyeen xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay mas’uuliyiin ka socday NIS Foundation

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay mas’uuliyiin ka socday NIS Foundation

February 4, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa xarunta Wasaaradda kula kulmay...

Danjire Yuusuf Jeego oo ka qeybgalay kulan muhiim ah

Danjire Yuusuf Jeego oo ka qeybgalay kulan muhiim ah

February 4, 2026
0

Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego) ayaa ka qeyb galay kulan ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In