Sunday, August 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo beeniyay in Ciidammadu ay ka baxeen deegaanka Ceelka Geelow

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo beeniyay in Ciidammadu ay ka baxeen deegaanka Ceelka Geelow
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliye ku xigeenka qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Janaraal Saalax Muumin Muuse (Saalax yacquub) oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa beeniyay wararka sheegaya in Ciidamada ay ka soo baxeen deegaanno u dhaxeeya degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Taliyaha ayaa sheegay in uu hadda ku suganyahay mid ka mid ah deegaannada, qaar ka mid ah Warbaahinta madaxa banaan ay maanta sheegeen in Ciidamadu ay iskaga baxeen, kuwaasoo uu ka mid yahay deegaanka Ceelka Geelow,isagoo sheegay in ay sameeyeen ilaa 5 koontarool oo Ciidamadu ay ka sugayaan ammaanka Wadadda u dhaxeysa Jowhar iyo Balcad.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026

Janaraalka ayaa shacabka ku nool deegaanadaasi uga mahadceliyay sida ay ula shaqeeyaan Ciidamada,isagoo xusay in shacabku ay kusoo war geliyeen dhowr jeer kadib markii ay arkeen maleeshiyo ka tirsan argagaxisada oo Miino ku aasayay Wadadda si ay ugu waxyeeleeyaan dadka rayidka ee ku safro wadaddaas.

Janaraal Saalax Muumin Muuse ayaa tilmaamay in ay Ciidamadu isku diyaarinayaan weeraro ka dhan ah Maleeshiyada Al-shabaab ee ku dhuumaaleysanaya deegaannada farakutiriska ah ee ay kaga suganyihiin Gobolka Shabeellaha dhexe,si ay uga dul qaadaan dhibaatada ay ku haayaan Shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Saraakiil ka socotay Madaxtooyada oo shir wada tashi la qaatay Madaxda Wasaaradda Arrimaha Dibadda

Next Post

Somali Foreign Minister receives IOM Regional Director for East and Horn of Africa

Next Post
Somali Foreign Minister receives IOM Regional Director for East and Horn of Africa

Somali Foreign Minister receives IOM Regional Director for East and Horn of Africa

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026
0

Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In