Sunday, June 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha qeybta 21aad ee CXD iyo saraakiil ka tirsan maxkamada ciidanka qalabka sida oo booqday dhismaha maxkamada ciidanka ee Gaalkacyo

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Taliyaha qeybta 21aad ee CXD iyo saraakiil ka tirsan maxkamada ciidanka qalabka sida oo booqday dhismaha maxkamada ciidanka ee Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha qaybta 21-aad Gen: C/Casiis C/Laahi Cabdi “Qooje” iyo saakiisha maxkamada ciidanka qalabka sida qaybta 27-aad ayaa kormeeray dhismaha xarunta maxkamada ciidanka qalabka sida qaybta 21-aad oo laga hirgalinayo magaalada Gaalkacyo oo xiligaan maraya meel gaban gabo ah.

Kormeerkan waxaa qayb ka ahaa Ku Xigeenka Xeer-Ilaalinta Maxkamada ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya G/Le “Keyse” , saraakiisha ayaa u kuur gashey waxyaabaha ka dhiman xarunta maxkamada oo hirgalinteedu horseedi doonto in la qaado dacwadaha loo heysto eedeysanayaal ku Jira xabsiyada ciidanka

Related posts

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomay shahaadada musharraxnimo ee hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomay shahaadada musharraxnimo ee hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

June 6, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

June 6, 2026

Taliyaha qaybta 21-aad ayaa tilaabada dhismaha xaruntaan ku sheegey in ay ka mid tahay juhdiga uu taliskiisu tan iyo markii lasoo magacaabey ku bixiyay dhismaha xarumaha adeeg ee Ciidanka isagoo intaa raaciyay In ka shaqeysiinta maxkamada ciidanka ay tusaale buuxo u tahay dowladnimada iyo kala sareynta sharciga dalka.

Previous Post

Wasiiru Dowlaha iyo Kusimaha Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS oo la kulmay Safiirka Shiinaha

Next Post

Deg Deg: Maxkamada ICJ oo ku dhawaaqday waqtiga kama dambeynsta ah ee la dhageysanayo dacwada bada ee Kenya muranka galineyso.

Next Post
Deg Deg: Maxkamada  ICJ oo ku dhawaaqday waqtiga kama dambeynsta ah ee la dhageysanayo dacwada bada ee Kenya muranka galineyso.

Deg Deg: Maxkamada ICJ oo ku dhawaaqday waqtiga kama dambeynsta ah ee la dhageysanayo dacwada bada ee Kenya muranka galineyso.

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomay shahaadada musharraxnimo ee hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomay shahaadada musharraxnimo ee hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

June 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta ka guddoomay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo...

Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

June 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta iyo qabashada araajida musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Khudbad Ka Jeediyay Shirweynaha 114-aad ee Shaqada Adduunka

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Khudbad Ka Jeediyay Shirweynaha 114-aad ee Shaqada Adduunka

June 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Alio Ibro, ayaa khudbad rasmi ah ka...

Ciidanka Ammaanka oo Degmada Cabdicasiis ka wada howlgal lagu ururinayo hubka sharci-darrada ah

Ciidanka Ammaanka oo Degmada Cabdicasiis ka wada howlgal lagu ururinayo hubka sharci-darrada ah

June 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada ammaanka ayaa ku guda jira howlgal lagu ururinayo hubkii sharci-darrada ahaa ee ay wateen maleeshiyaadkii soo weeraray Degmada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In