Monday, March 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado oo adeegyo cusub lagu soo kordhiyay+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado oo adeegyo cusub lagu soo kordhiyay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Garoonka diyaaradaha degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa lagu soo kordhiyay adeegyo cusub oo ka qeyb qaadanaya habsami u socodka howlaha garoonka.

Adeegyadaan ayaa isugu jira kuwo u gaar ah dadka ka dhoofa ama kuwa ka soo daga garoonka iyo adeegyo gaar u ah diyaaradaha garoonkaasi isticmaala.

Related posts

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026

Maamulka garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado ayaa sare u qaaday adeegyada ay gudaha garoonka ka heli karaan dadka ka dhoofa ama ka soo daga, waxaana ka mida, goobaha nasiinada oo dib u dayactir iyo qalabeyn lagu sameeyay.

Sidoo kale garoonka ayaa hada awood u yeeshay in diyaaradaha kala duwan ee ka shaqeeyaahu ka heli karaan shidaalka diyaaradaha, waxa ayna noqoneysaa markii u horeysay ee garoomada gobolada dhexe ee dalka ay ku guuleystaan suurta galinta adeegaasi oo shirkadaha diyaaraduhu aad u cabtaan.

Sidoo kale waxaa sare loo qaaday dhanka amaanka garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado, iyadoona la sameeyay dhowr bar oo lagu hubiyo dadka gudaha u galaya garoonka.

Previous Post

Madaxweynaha JFS iyo wefdi uu hugaaminayo oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Nairobi+Sawirro

Next Post

Marwada koobaad ee qaranka oo Mareykanka ka bilowday dardar-gelinta Ol-ole loogu gurmanayo dadka fatahaaddu ay saameeyeen+Sawirro

Next Post
Marwada koobaad ee qaranka oo Mareykanka ka bilowday dardar-gelinta Ol-ole loogu gurmanayo dadka fatahaaddu ay saameeyeen+Sawirro

Marwada koobaad ee qaranka oo Mareykanka ka bilowday dardar-gelinta Ol-ole loogu gurmanayo dadka fatahaaddu ay saameeyeen+Sawirro

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

Soomaaliya oo garab-istaag u muujiysay Azerbaijan

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa khadka taleefanka kula...

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

Wasiirka Shaqada XFS oo qaabilay wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Saalim Caliyoow Ibrow, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda...

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

Madaxda Wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo qaabilay Wafdi ka socday WFP

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan Xuseen Maxamed, iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda, ayaa kulan miro-dhal ah...

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

Wasiirka Qoyska oo xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska

March 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa xarig ka jartay garoon kubadda cagta ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In