Friday, February 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Cusub ee degmada Shingaani oo xilka la wareegay+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Cusub ee degmada Shingaani oo xilka la wareegay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad iskugu jirtay xil wareejin iyo soo dhaweynta guddoomiyaha cusub ee degmada Shingaani, Aweys Shiikh Maxamed Amiin ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho.

Munaasabadaan oo eheed mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qeyb galay, Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir, mudane, Ibraahim Cumar Mahad alle (Ibraahim dheere), Guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo wacyigelinta, Marwo Basma Caamir Jaketti, Guddoomiyaha haweenka Gobolka Banaadir,Jawaahir Baarqab iyo Odayaasha Dhaqanka Degmada shingaani.

Related posts

February 6, 2026
Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026

Guddoomiyaha Maamulka iyo Maaliyadda gobolka Banaadir, Ibraahim dheere iyo Guddoomiyaha arrimaha bulshada iyo wacyigelinta gobolka, Marwo Basma Caamir oo goobta ka hadlay ayaa guddoomiyaha cusub kula dardaarmay in uu bulshada degmada Shingaani ugu shaqeeyo si caddaalad ah.

Guddoomiyaha cusub ee degmada Shingaani, Aweys Shiikh Maxamed Amiin ayaa sheegay in uu si ay ku jirto xilkasnimo iyo caddaalad ugu shaqeyn doono dadka uu mas’uulka ka yahay,isagoo shacabka reer Shingaani ugu baaqay in ay la shaqeeyaan.

Previous Post

Tababar lagu baranayo baarista Dukumeentiyada oo Saraakiisha Hay’adda Socdaalka uga furmay qaar kamid ah Gobolada dalka+Sawirro.

Next Post

UN condemns Haftar airstrikes on civilians in Libya

Next Post
UN condemns Haftar airstrikes on civilians in Libya

UN condemns Haftar airstrikes on civilians in Libya

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa saakay hoggaamiyay olole ballaaran oo nadaafadeed oo...

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In