Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Arrimaha dibadda oo casho sharaf u sameeyey diblomaasiin dalka yimid “Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Arrimaha dibadda oo casho sharaf u sameeyey diblomaasiin dalka yimid “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya  ayaa  kulan casho sharaf ah u sameeyay diblomaasiyiin dalka u timid in ay tababarro siyaan diblomaasiyiinta Soomaaliyeed.

Casho sharftaan uu Wasiirka Arrimaha dibadda  iyo Iskaashiga Caalamiga  ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad  uu u sameeyay Diblomaasiyiin iyo khubarro ka socota dalka Sweden, islamarkaana Soomaaliya u yimid in ay tababaro  dheeraad ah siiyaan diblomaasiyiinta Soomaalida ah, ayaa waxaa ka qeybgalay Xildhibaano, Wasiirro ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo Safiiradda beesha caalamka u jooga  dalka.

Related posts

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

July 11, 2026
Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

July 11, 2026

Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Axmed Ciise Cawad, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inay arrintani tusaale fiican u tahay hormaradda Wasaaraddu ay ka gaartay dhinaca diblomaasiyadda.

“Waxaa halkan noogu yimid wafdi heer sare ah waxaa ku jira Safiiro mar dalkaan loosoo magacaabay runtii aad ayaan u soo dhaweyneynaa diblomaasiyiinta noo yimid” ayuu jiri Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad.

Previous Post

Safiirka Soomaaliya ee K/Sudaan “Madaxda dalkan waxaan kala hadlay sidii ganacsatada Soomaaliyeed badqab u heli la-haayeen

Next Post

Wasaaradda Dastuurka oo kulan la yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Dastuurka oo kulan la yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

Wasaaradda Dastuurka oo kulan la yeelatay Maamulka Gobolka Banaadir “SAWIRRO”

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada, Ciidamada Qalabka Sida...

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kadib markii Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay in Ciidamada Qaranka ay qaadayaan howlgal kama dambeys...

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin kale oo booqday dadka abaaruhu ku saameeyeen Caabudwaaq

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin kale oo booqday dadka abaaruhu ku saameeyeen Caabudwaaq

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Reysal Qorane oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS), Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(ARUSHA):-Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Arusha ee dalka Tanzania loogu soo gebagebeeyey Shirkii 20-aad ee Wasiirrada Kaabeyaasha dhaqaalaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In