Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Xoogga dalka oo kala dhex gelaya Beello walaallo ah oo ku dagaalamaya Gobolka Mudug.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Xoogga dalka oo kala dhex gelaya Beello walaallo ah oo ku dagaalamaya Gobolka Mudug.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan qeybta 21-aad oo gudanaya waajibaadkooda ayaa ku sii jeeda deegaanadii maalmihi lasoo dhaafay ay ku dagaalamayeen beelo walaalo ah oo wada dega gobolka Mudug.

Ciidamadaan oo Saacadihii lasoo dhaafay ka ambabaxay xerada qeybta 21-aad ee magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa hoggaaminayay, Janaraal Mascuud Maxamed Warsame taliyaha guutada  15-aad, qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka,waxaana lagu wadaa in ay gaaraan deegaannada ay ka socdaan dagaaladu ee Afbarwaaqo iyo kuwa kale si ay u kala dhex galaan.

Related posts

Ururka JSP  oo xarun cusub ka hirgeliyey Gaalkacyo

Ururka JSP oo xarun cusub ka hirgeliyey Gaalkacyo

July 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Hoggaanka Dalladda Midowga Dalxiiska

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Hoggaanka Dalladda Midowga Dalxiiska

July 11, 2026

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa dagaal u dhaxeeyay beelo walaalo ah waxaa uu ka socday deegaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq ee bariga gobolka Mudug,iyadoo dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku baaqday in la joojiyo colaadaas.

Previous Post

Munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalamiga ee Xuquuqul Aadanaha oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Next Post

Guddoomiye Ibraahim Dheere oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Dakhliga dowladda Hoose+Sawirro

Next Post
Guddoomiye Ibraahim Dheere oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Dakhliga dowladda Hoose+Sawirro

Guddoomiye Ibraahim Dheere oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Dakhliga dowladda Hoose+Sawirro

Ururka JSP  oo xarun cusub ka hirgeliyey Gaalkacyo

Ururka JSP oo xarun cusub ka hirgeliyey Gaalkacyo

July 11, 2026
0

Mas'uuliyiin ka tirsan hoggaanka sare ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP), xubno isugu jira Xildhibaanno, Wasiirro, Sanatarro, iyo masuuliyiin ka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Hoggaanka Dalladda Midowga Dalxiiska

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Hoggaanka Dalladda Midowga Dalxiiska

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay Hoggaanka Dalladda...

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada, Ciidamada Qalabka Sida...

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kadib markii Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay in Ciidamada Qaranka ay qaadayaan howlgal kama dambeys...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In