Kulanka oo uu Shir Guddominayay Guddomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Iyo Guddomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Golaha Mudane Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa ujeedkiisa ahaa Sii wadista akhrinta 2aad ee Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo Tobaaddkan ay doodiisa Soctay.
Ka Hor Dooda inta aysan bilaaban ayaa Guddonka Golaha Shacabka waxay Ka Tacsiyeyeen Dadkii dhibaatada ay ka soo gaartay weerarki xalay Ka dhacay Hoteel SYL.
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan miro-dhal ah la qaatay Wakiilka Hay’adda PAH
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda Polish Humanitarian Action (PAH),...















