Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

15 diblomaasi Soomaali ah oo tababar macallinimo ku qaadanaya dalka Qatar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
15 diblomaasi Soomaali ah oo tababar macallinimo ku qaadanaya dalka Qatar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Illaa iyo 15 diblomaasi Soomaali ah oo ay ku jiraan seddex danjire oo heerkoodu sarreeyo, Agaasime waaxeedyo iyo diblomaasiyiin kale ayaa magaalada Doha ee xarunta dalka Qatar ku qaadanaya tababar la xiriirta xirfadda macallinimo oo ay barayaal kaga noqon doonaan Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo dib loo furay 02 December, 2019.

Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda Mudane Yuusuf Calasow Maxamuud ayaa sheegay in diblomaasiyiintan Soomaalida ah ay muddo 10 cisho ku soo tababaran doonaan Machadka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dowladda Qatar si ay u bartaan hababka wax-baridda iyo agabka casriga ee la adeegsado, iyadoo la taabagelinayo waxyaabaha uu u baahan yahay manhajka Qaran ee Machadka si loo helo qaabab wanaagsan oo lagula falgalo ardayda si loo diyaariyo jiil diblomaasi firfircoon oo wax ka qabta xaaladda gobolka iyo midda caalamiga ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabelle oo kulan kula qaatay Jowhar James Swan“SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Masar uga qeybgalay shirka Nabadda Waarta iyo Horumarinta Africa “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Masar uga qeybgalay shirka Nabadda Waarta iyo Horumarinta Africa “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Masar uga qeybgalay shirka Nabadda Waarta iyo Horumarinta Africa "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In