Safiirka Mareykanka ee Soomaliya Amb Yamamoto ayaa soo dhaweeyay heshiiska ay wada gareen dowladda dhexe iyo maamulka Ahlu sunna waljameeca.
Amb. Donald Y. Yamamoto, ayaa soo dhaweynayaa heshiiskii ay wada gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka Ahlu Sunna Waljameca.
Dowladda Mareykanka waxaa ka go’an inay taageerto dadaalladan isla markaana ay hubiso hirgelintooda si Soomaaliya loo gaarsiiyo nabad iyo xasillooni. ayaa lagu yiri war ka soo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.