Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Banaadir oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Ganacsato ka soctay Turkiga+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Banaadir oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Ganacsato ka soctay Turkiga+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa kulan soo dhaweyn ah magaalada Muqdisho ugu sameeyay ganacsato ka socta dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga.

Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir, ahna kusimaha Guddoomiyaha, Mudane, Ibraahim Cumar Mahad alle (Ibraahim dheere), ayaa ka qeyb galay kulanka soo dhaweynta ee uu maamulku u sameeyay gacansatada ka socta dalka Turkiga,isagoo sheegay in Turkiga uu u soo gurmaday xilli adag, isla markaana ay abaal badan u haayaan shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in Turkiga iyo Soomaaliya uu ka dhaxeeyo xiriir soo jireen ah oo ku saleysan iskaashi, is ixtiraam  iyo wax wada qabsi

Qaar ka mid ah ganacsatada ka socta dalka Turkiga oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa maamulka Gobolka uga mahadceliyay kulanka casho sharafta iyo soo dhaweynta iskugu jira,iyagoo sheegay in Soomaaliya iyo Turkiga ay yihiin laba dal oo walaalo ah oo xiriir wanaagsan ka dhaxeeyo.

Ganacsatadaan ka socta dalka Turkiga ayaa Muqdisho u jooga ka qeyb galka shir ay iskugu yimaadeen ganacsatada Soomaaliya iyo Turkiga kaas oo shalay Muqdisho ka furmay.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Masar Uga Qeyb Galay Furitaanka Madasha Dhallinyarada Adduunka+Sawirro

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo ku howlan Manhajka dugsiyada sare ee dalka.

Next Post
Dowladda FS oo war ka soo saartay hadalkii lama filaanka ahaa ee ka soo yeeray Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo ku howlan Manhajka dugsiyada sare ee dalka.

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In