Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhegeyeso: Doorka Bulshada ee u Gurmashada dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Ex Control Afgooye

admin by admin
6 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhegeyeso: Doorka Bulshada ee u Gurmashada dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Ex Control Afgooye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho waxa uu gilgilay qaluubta bulshada Soomaaliyeed, dad badan oo aan waxba galabsan ayay argagixisadu ku xasuuqeen qaraxaasi.

Hey’adda aan dowliga aheen ee ka shaqeeya gurmadka deg deg ah ayaa qeyb weyn ka qaatay daad gureenta dadka ku waxyeeloobay qaraxaasi bahalnimada,

Related posts

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026

Waxaa ka mid ahaa hey’adaha gurmadkaasi sameeyay hay’adda   Bisha  cas ee Soomaaliyeed, hadaba doorkoodii gurmadka waxaan ka wareysanay madaxa  warfaafinta   iyo xariirka   ee hay’adda Bisha cas  Cabdiqaadir  Ibraahim  Caafi waxaana wareystay Wariye Cabdulqaadir Yuusuf Irshaad.

Halkaan ka dhegeyso wareysiga

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/12/Waraysi-cabduqaadir-ibraahim-caafi-madaxa-warfaafinta-iyo-xiriirka-bisha-cas-ee-soomaaliyeed-.mp3
Previous Post

Falcelinta Shacabka ee xasuuqii Ex-control Afgooye oo gil gilay Baraha Bulshada.

Next Post

Madaxweynaha Turkiga oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay qaraxii Muqdisho

Next Post
Madaxweynaha Turkiga oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay qaraxii Muqdisho

Madaxweynaha Turkiga oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay qaraxii Muqdisho

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

Heshiiska iskaashiga difaaca iyo dhaqaalaha ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga oo la saxiixay

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Maxkamadda Sare ee JFS oo ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir

March 28, 2026
0

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In