Friday, August 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qeybinta Buugaagta Manhajka Waxbarashada dalka oo lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Qeybinta Buugaagta Manhajka Waxbarashada dalka oo lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Waaxda Dugsiyada dalka Muuse Maxamed Caraale oo ay wehliyaan shaqaale ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada ayaa maanta soo gaba gabeyay bixinta buugaagta Manhajka Waxbarashada dalka oo uu dhawaan daah furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Agaasimaha iyo howlwadeennada Wasaaradda Waxbarashada ayaa ku guuleystay in muddo 8 cisho ah ay si lacag la’aan ah ugu qeybiyaan  afar boqol sodon iyo lix iskuul (436) iskuul oo ku yaala Gobalka Banaadir.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

Iskuullada sida lacag la’aanta ah loogu qeybiyay buugaagta Manhajka Waxbarashada ayaa isugu jira iskuulada dowladda iyo kuwa sida gaarka ah loo leeyahay ee ku yaala Gobalka Banaadir., si ay uga faa’iideystaan carruurta Soomaaliyeed.

Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waddo qorshe lagu qeybinayo buugaagta Manhajka Waxbarashada dalka, si loo gaarsiiyo guud ahaan xarumaha waxbarasho ee ku yaala Gobollada dalka.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ballan Qaaday In Dowladdu Ay Si Buuxda u Daryeeleyso Dhaawacyada Weerarkii Argagaxiso Ee Ex-Kantarool Afgooye “SAWIRRO”

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xoojinta amniga caasimadda “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xoojinta amniga caasimadda “SAWIRRO”

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray xoojinta amniga caasimadda “SAWIRRO”

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In