Monday, March 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shacabka Muqdisho oo loogu baaqay inay garab istaagaan ciidamada amniga

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Isu soo bax ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab oo ka dhacay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bulshada ku dhaqan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa muujiyay sida ay uga xunyihiin weerarkii bahalnimada ahaa ee cadawga Al-shabaab ku laayay dadka shacabka ah.

Qaar ka mid ah shacabka Galmudug oo la hadley Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in shacabka looga fadhiyo sidii ay ugu midoobi lahaayeen la dagaallanka Al-Shabaab si la isaga kaashado ciribtirka argagixisada kadib qaraxii 28-kii December ee sanadkii hore ka dhacay Ex-koontarol Afgooye ee magaalada Muqdisho.

Related posts

Hawlgal lagu dilay dhagarqabayaal katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Hawlgal lagu dilay dhagarqabayaal katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

March 2, 2026
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hey’adda (UNICEF) ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hey’adda (UNICEF) ee Soomaaliya

March 2, 2026

Dhallinyarada la hadlayay Warbaahinta Qaranka ayaa si wada jir ah tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan ehalada dadkii ku waxyeeloobay qaraxa, waxaana ay ku baaqeen in dhallinyarada ay gacmaha is qabsadaan oo ay xoojiyaan taageeridda ciidamada amniga, si guud ahaan dalka looga ciirb tiro argagixisada Al-Shabaab.

Previous Post

Taliyaha ciidanka booliska oo ku baaqay in shacabka ay garab istaagaan ciidamada amniga

Next Post

Isu soo bax ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab oo ka dhacay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Isu soo bax ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab oo ka dhacay Muqdisho “SAWIRRO”

Isu soo bax ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab oo ka dhacay Muqdisho “SAWIRRO”

Hawlgal lagu dilay dhagarqabayaal katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Hawlgal lagu dilay dhagarqabayaal katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

March 2, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidanka Midowga Afrika ee AUSSOM iyo kuwa UPDF, ayaa ka saaray maleeshiyad argagixiso ah...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hey’adda (UNICEF) ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hey’adda (UNICEF) ee Soomaaliya

March 2, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hey’adda (UNICEF) ee Soomaaliya,...

Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Dhuusamareeb oo ka warbixiyay halka ay marayaan howlaha gurmadka

Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Dhuusamareeb oo ka warbixiyay halka ay marayaan howlaha gurmadka

March 2, 2026
0

Guddiga Gurmadka Abaaraha ee magaalada Dhuusamareeb ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan howlaha gurmadka ee loogu talagalay dadka ay abaartu...

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

Horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo la khaarijiyay

March 2, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa howlgal bartilmaameed ah ku dilay Horjooge sare oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In