Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqeyn lagu dilay maleeshiyo ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacday Sh/Hoose

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Duqeyn lagu dilay maleeshiyo ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacday Sh/Hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgallo xagga cirka ah o ay si wadajir ah u fuliyeen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika,isla markaana lala beegsaday maleeshiyada argagixisada Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaan ku yaalla galbeedka magaalada Muqdisho.

Howlgalkaan oo ka dhacay deegaanka Bariire oo ka tirsan gobolka Sh/Hoose,isla markaana 45 –KM galbeed kaga beegan magaalada Muqdisho ayaa wararkuwaxaa ay intaas ku darayaan in lagu dilay 3 maleeshiyo oo ka mid ah argagixisada  Al-Shabaab.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Qiimeyn ku aadan duqeynta xagga cirka ah oo la sameeyay ayaa sheegeysa in aysan jirin wax dhibaato ah oo la gaarsiiyay dadka rayidka ah ee ku sugnaa agagaarka halkii la weeraray.

Ciidamada amniga Soomaaliya ayaa sii wada dardar gelinta howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab. iyagoo kaashanaya ciidamada Mareykanka ee Africom, si loo kordhiyo amniga ,loona qabsado dhulka ay weli ku sugan yihiin argagixisadu.

Howlgallada ay wadaan ciidamada XDS oo kaashanaya kuwa  Mareykanka iyo Amisom ayaa ah mid looga hortagayo argagixisada,si dadka Soomaaliyeed ay u helaan amni,waxaana ciidamada calamiga ah ka go’an  in ay ballaariyaan isla markaana sare u qaadaan amniga gobolka, iyagoo kaashanaya awoodda milateri ee ciidamada Soomaaliya.

Previous Post

Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo sheegtay in hoos u dhac uu ku yimid wax soo saarka dalagyada.

Next Post

Barnaamijka Isxilqaan oo ka dhaqan galay degmada Hobyo

Next Post
Barnaamijka Isxilqaan oo ka dhaqan galay degmada Hobyo

Barnaamijka Isxilqaan oo ka dhaqan galay degmada Hobyo

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In