Monday, June 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Beeraha Galmudug oo dagaal kula jirta Ayaxa dhibaatada ku haya beeraleyda “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Beeraha Galmudug oo dagaal kula jirta Ayaxa dhibaatada ku haya beeraleyda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Beeraha dowlad goboleedka Galmudug oo kaashanaysa quburo ka socota Wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay deegaanno ka tirsan Galmudug waxa ay kula dagaalamayeen Ayaxa oo dhibaato ku haya, kaas oo aafeeyey inta badan dalagyada Beeraha.

Maxamed Daahir oo ka tirsan Wasaarada Beeraha ee Galmudug ayaa sheegay in meelo badan lagula dagaalamay cayayaanka Ayaxa balse ay habooneed in waqti hore lala dagaalamo, maadaama uu baabi’iyay Dhul-daaqsimeed badan.

Related posts

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026

Cumar Ilkacase oo ka mid ah Beeralayda Duleedka magaalada Dhusamareb oo maanta Ayaxa lagula dagaalamay Deegaankooda ayaa sheegay in dalagyo badan uu aafeeyey, isla markaana dhibaatada xoogan uu Ayaxu ku hayey bilihii la soo dhaafa.

Guddoomiyaha magalaada Dhusamareb Macalin Nuur Cilmi Cabdulle oo qayb ka ahaa mas’uuliyiinta ku sugnaa Goobaha Ayaxa lagula dagaalamayay ee duleedka Dhusamareb ayaa waxa uu xusay in la dagaallanka Ayaxu u baahan yahay mashruun aad u wayn, la iskana kaashado arintaan.

Ayaxa ayaa bilihii la soo dhaafay waxa uu dhibaato xoogan ku hayey beeralayda iyo xoola dhaqatada Gobolada Dhexe waxa ayna ula tacaalayeen siyaabo kala duwan, maadaama uu waxyeeleeyey beeraha iyo dhul-daaqsimeedka.

Previous Post

Shirka hannaanka 4aad ee deyn cafinta Soomaaliya oo ka furmay dalka Ethiopia “SAWIRRO”

Next Post

Golaha Aqalka Sare oo meel mariyay sharciga Batroolka dalka “SAWIRRO”

Next Post
Golaha Aqalka Sare oo meel mariyay sharciga Batroolka dalka “SAWIRRO”

Golaha Aqalka Sare oo meel mariyay sharciga Batroolka dalka “SAWIRRO”

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. HOOS KA AKHRISO

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgallada lagula dagaallamayo hubka sharci-darrada...

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adaha Amniga Caasimadda waxay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka ku nool Degmada Cabdicasiis iyo xaafadda Marinaayo, ku wargelinayaan in...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In