Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Booliiska Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Socday Baarlamaanka Midowga Yurub iyo saraakiil +Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Booliiska Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Socday Baarlamaanka Midowga Yurub iyo saraakiil +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi xasan Maxamed ayaa kulan la yeeshey xubno kasocdey Baarlamaanka Midowga Yurub oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho

Taliyaha Ciidanaka Booliska Soomaaliyeed Sareeya Gaas Cabdi Xasan Maxamad Xijaar ayaa
mas’uuliyiinta uu la kulmay warbixin kooban ka siiyay hormarka uu sameeyay taliska ciidamada booliiska Soomaaliyeed, isagoo uga mahadceliyay taageerada ballaaran ee Midowga Yurub uu siiyo ciidamada
Booliska.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sidoo kale Taliye Xijaar ayaa dhinaciisa isna ka dhageystay warbixin Xubnaha ka socday midowga Yurub ay ka siiyeen taageerada ay siiyaan ciidamada Booliska Soomaaliya, gaar ahaana tababarka midowga Yurub ee booliska Soomaaliya ay siiyaan.

“wuxuu ahaa kulan muhiim ah oo aan ku kala warqaadanay aniga iyo mas’uuliyiin ka socoday Baarlamaanka Midowga Yurub oo ay wehlinayeen Saraakiil iyo Qubarro ka tirsan Ciidamada Midowga Yurub, waxa ay naga caawiyeen tababarada iyo qalabeynta Ciidamada Ilaalada Badda ee Booliska Soomaaliya, Midowga Yurub ayaa sidoo kale Booliiska Soomaaliya ka caawiya dhinaca tababarada” ayuu yiri Taliye Xijaar.

Midoowga Yurub ayaa ka mid ah wadamada taageera Soomaaliya iyagoo sidoo kale ciidamada Qalabka sida ka ka caawiya dhinaca tababarada iyo qalabeyntooda.

Previous Post

Guddoomiyaha Maxaas oo booqday degaanno dhowaan laga xoreeyay Al-Shabaab

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS & wafdi uu hoggaaminayo oo u amba-baxay dalka Jordan+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS & wafdi uu hoggaaminayo oo u amba-baxay dalka Jordan+Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS & wafdi uu hoggaaminayo oo u amba-baxay dalka Jordan+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In