Thursday, January 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duqa Muqdisho oo daah-furay Tababar lagu baranayo Talaalka Carruurta+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Duqa Muqdisho oo daah-furay Tababar lagu baranayo Talaalka Carruurta+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar ka daah-furay tababar socon doona muddo 5-Cisho ah kaas oo lagu baranayo muhiimada uu talaalka u leeyahay carruurta.

Tababarkan ayaa waxaa soo agaasimay waaxda caafimaadka iyo Faya-dhowrka Dowladda hoose ee Xamar iyadoo ay ka qeybgali doonaan howl-wadeena ka socda M.C.H-yada ku yaalla degmooyinka gobolka Banaadir iyo sidoo kale xubna ka socda hey’adaha UN-ka,UNICEF iyo W.H.O.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo ka hadlay xaaladda dalkeenna

January 8, 2026
Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay Kuwait

Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay Kuwait

January 8, 2026

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa waxa uu boggaadiyay da’daalada kor loogu qaadayo wacyigalinta Talaalka.

“Waxaan marwalba u taaganahay xoojinta daryeelka carruurta Soomaaliyeed iyo sidii ay u heli lahaayeen nolol ku haboon, ka maamul ahaan waan boggaadineynaa in la dardargaliyo wacyigalinta, muhiimada uu bulshada u leeyahay Talalka sidoo kale in degmooyinka Muqdisho laga fuliyo Talaal tayo leh”ayuu yiri duqa Muqdisho.

Previous Post

Taliyeyaasha Boliiska Soomaaliya iyo AMISOM oo ka wada hadlay sugida amniga doorashooyinka+Sawirro.

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Tababar Wacyigelin ah oo karoona fayrus ku saabsan u qabatay Saxafiyiin+Sawirro

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Tababar Wacyigelin ah oo karoona fayrus ku saabsan u qabatay Saxafiyiin+Sawirro

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Tababar Wacyigelin ah oo karoona fayrus ku saabsan u qabatay Saxafiyiin+Sawirro

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

DAAWO: Madaxweynaha JFS oo ka hadlay xaaladda dalkeenna

January 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay xaaladda dalka, dadaallada...

Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay Kuwait

Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay Kuwait

January 8, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Aadan Maxamed, ayaa maanta ka qaybgalay kulankii...

Dibad bax ka dhan ah xadgudubka Israiil oo ka socda  Muqdisho

Dibad bax ka dhan ah xadgudubka Israiil oo ka socda Muqdisho

January 8, 2026
0

Bannaanbax ka dhan ah xadgudubka Israa’il ee madaxbannaanida JFS ayaa caawa ka socda Muqdisho. Bannaanbaxan ayaa waxaa dhigaya boqolaal qof...

Taliska Booliska Gobalka Banaadir oo qabtay kulan looga hadlayay amniga Caasimadda

Taliska Booliska Gobalka Banaadir oo qabtay kulan looga hadlayay amniga Caasimadda

January 8, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Cumar Muumin, ayaa guddoomiyay shir deg-deg ah oo looga hadlayay amniga Caasimadda....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In