Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta XFS oo Kitaabo Quraan ah gaarsiisay Maxaabiista ku xiran Xabsiga dhexe+Sawirro.

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta XFS oo Kitaabo Quraan ah gaarsiisay Maxaabiista ku xiran Xabsiga dhexe+Sawirro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Aadan Dhuuboow Ayaa Maanta Gaarsiiyey Xabsiga Dhexe Ee Xamar Kutubo Qur’aanka Kariimka ah, oo Loogu Talagay Maxaabiista Ku xiran Xabsiga dhexe ee Xamar.

Kitaabada ayaa waxaa Lagu wareejiyay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Asluubta Soomaliyeed Jan .Cabdikariin Cali Afrax, waxuuna Wasaaradda Uga mahad celiyay sida marwalba ay ugu dadaasho isku xirka wasaaradda iyo taliska iyo sidoo kale Sare Uqadista Aqoonta maxaabiista.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Wasiir ku xiggeenka ayaa Ku Amaanay Ciidamada Asluubta Shaqada Ay Ka hayaan Xabsiga Dhexe Xamar iyo wada shaqeynta Ka dhaxeysa Wasaaradda awqaafta & arrimaha Diinta iyo taliska Asluubta Soomaaliyeed.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Madasha Dhalinyarada Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Maamulka cusub ee Magaaladda Dhuusamareeb.

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay  Maamulka cusub ee Magaaladda Dhuusamareeb.

Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Maamulka cusub ee Magaaladda Dhuusamareeb.

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In