Guddoomiyaha guddiga qaban qaabada xafladda caleema saarka Madaxweynaha Maamulka Galmudug mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa shaaciyay xilliga rasmiga ah ee ay dhaceyso xafladda caleemasaarka.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in la tashiyo kala duwan oo ay sameeyeen kadib ay goโaansadeen in xafladda caleemasaarka la qabto 26-ka bishaan.
โWadatashi Madaxtooyada Galmudug kadib, Guddiga qabanqaabadu wuxuu goโaansaday in xafladda Caleema Saarka Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweyne ku Xigeenku ay ka dhacdo Dhuusamarreeb, Khamiis 26-ka Maarso 2020โ ayuu yiri Yuusuf Garaad.