Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka gobolka Hiiraan oo ka warbixiyay Mashaariic lagu horumarinayo Beledweyne

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka gobolka Hiiraan oo ka warbixiyay Mashaariic lagu horumarinayo Beledweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka gobalka Hiiraan ayaa ka hadley wafuud ka kala socotey wasaaradaha howlaha guud iyo qorsheynta iyo xubno ka socdey xafiiska ra’iisul wasaaraha kuwaasi oo Beledweyne u gaarey sidii loo dardar gelin laha howlaha dadka barakacayaasha ah ee  ku sugan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaas.

Gudoomiye ku xigeenka  Maamulka iyo Maaliyadda gobolka mudane Xasan Ibraahim oo la Hadley Radio Muqdisho ayaa sheegey in masuuliyiinta ay kala hadleen baahiyaha ay qabaan barakacayaasha ku nool magaalada Beledweyne.

Related posts

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026

Sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheegay       iney socdaan dadaallo la doonayo in lagu xiro meelaha uu fatahaadaha ka sameeyo wabiga Shabeelle oo dhibaatooyin badan ku haya bulshada reer Beledweyne.

Xasan Ibraahim guddoomiyaha Maamulka iyo Maaliyadda ayaa intaas ku daray in ay socdaan mashaariic horumarineed  oo ay ka qeyb ka tahy dib u dhis lagu sameynayo waddooyinka si magaaladu ay u gaarto horumaro dhinac walba leh,isagoo sheegay in hadda ay ku guulesyteen in ay mideeyaan dhamaan canshuuraha gobalka.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo u ambabaxay dalka Itoobiya

Next Post

Dugsiyada iyo Jaamacadaha oo la fasaxay muddo 15-cisho ah

Next Post
Dugsiyada iyo Jaamacadaha oo la fasaxay muddo 15-cisho ah

Dugsiyada iyo Jaamacadaha oo la fasaxay muddo 15-cisho ah

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In