Monday, February 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha ardayda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan oo ardayda fariin u diray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha ardayda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan Maxamuud Cabdullaahi Jeesto oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalka suudaan ku booriyey inay ilaaliyaan sharciga cusub ee ay dowladda ku soo rogatay wadanka.

Sidoo kale waxa uu sheegay Guddoomiyuhu in la ilaaliyo sharciga iyo qawaaninta dalka, kaas oo lagaga hortagayo lagagana Gaashaamanayo ka hortaga cudurka Coronavirus inuu ku faafo dalka suudaan oo caalamku la daala dhacayo.

Related posts

Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka

Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka

February 2, 2026
Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

February 2, 2026

Dhanka kale waxa uu guddoomiyuhu faray in qofkii isaga shakiya xanuunka uu si deg-deg u tego xarumaha dowladdu u diyaarisay in dadka lagu baaro, laguna xakameeyo, madama saddexda kiis ee ugu horeyey laga diwaan galiyey cudurka Coronavirus dalka suudaan..

Cudurka Coronavirus ayaa sababay dhimasho kumaan kun oo qof oo daafa caalamka ku kala nool, waana virus si fudud isaga talaabaya Qaarad ka Qaarad, hadii aan la raacin talooyinka ay bixinayaan hay’adaha caafimaadka.

Dowladda Suudaan ayaa soo rogtay awaamir hor, leh kuwaas oo ay kimid yihiin in laga bilaabo sideedda habeenimo ilaa lixda subaxnimo aan laga soo bixin guryaha, bandowgan ayaa la sheegay inuu soconayo muddo labaatan iyo kow maalmood ah walow la ogayn halka xaalka cudurka ku dambayn doono.

Wadankan Suudaan oo ah wadan ay wax ka bartaan arday Soomaaliyeed oo aad u fara-badan sidoo kale waxaa ku nool Jaaliyad walow ayna aad u badnayn marka loo eego ardayda, waxaana hadda wadanka Suudaan laga diwaan galiyey saddex kiis oo cudurka Coronavirus la xiriirta.

Previous Post

Koofur Galbeed oo soo dhoweysay guusha laga gaaray deyn cafinta Soomaaliya

Next Post

Xildhibaanno  ka tirsan labada gole ee Barlamaanka Soomaaliya oo tegay Gaalkacyo

Next Post
Xildhibaanno  ka tirsan labada gole ee Barlamaanka Soomaaliya oo tegay Gaalkacyo

Xildhibaanno  ka tirsan labada gole ee Barlamaanka Soomaaliya oo tegay Gaalkacyo

Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka

Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka

February 2, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka, kaas oo ah...

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

February 2, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumo caafimaad iyo waxbarasho oo...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogeyaal Khawaarij ah

February 1, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

Shirweynaha Isku-duwidda Tamarta oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb

February 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In