Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee qeybta 60-aad oo gaaray Xudur.

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee qeybta 60-aad oo gaaray Xudur.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigaan oo uu hoggaaminayey guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad waxa garoonka ku soo dhoweeyey maamulka degmada Xudur iyo saraakiisha ciidamada guutada 9-aad ee qeybta 60-aad, waana safarkii ugu horeeyay oo guddoomiyaha maxkamada uu ku yimaado magaalada Xudur.

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad ee Dowlad goboleedka koofur galbeed Soomaaliya Gaashaanle Abshir Maxamed Aadan oo uu safarka ku wehliyey  Taliyaha ciidanka Nabadsugida Koofur Galbeed Cali Cabdi Cabdullaahi ayaa sheegay in safarkoodu uu yahay mid shaqo oo la xiriira howlaha horyaalla Maxkamadda.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026

Safarka guddoomiyaha iyo wafdigiisa waxa uu ku soo beegmayaa xilli shaqsiyaad ku eedeysan falal argagaxisinimo ay maxkamad suge ku yihiin xaruunta saldhiga booliska ee degmada Xudur, waxaana lafilayaa in maxkamadda maalmaha soo socda kiisaskaas u fariisan doonto.

Previous Post

Xarun karantiil oo laga furay magaalada Gaalkacyo+Sawirro

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inaan la hakinin waxyaabaha qutul daruuriga ah

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inaan la hakinin waxyaabaha qutul daruuriga ah

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inaan la hakinin waxyaabaha qutul daruuriga ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In