Monday, June 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska ciidanka asluubta oo xoojiyay illaalinta nadaafadda Maxaabiista +Sawiro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Taliska ciidanka asluubta oo xoojiyay illaalinta nadaafadda Maxaabiista +Sawiro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo la hadlay warbahinta qaranka  ayaa sheegay in  taliska Ciidanka Asluubta taxadar weyn  u galay hubinta iyo badqabka caafimadka maxAabista ku xiran xabsiyadDa dalka gar ahaan xabsiga dhexe ee xamar .

Sidoo kale waxaa uu taliya sheegay in qalab caafimad la geeyay xabsiga dhaxe si loo ilaaliyo cafimaadkooda maxaabiista ,kuwaasi  oo ka kooban saabuunta gacmaha lagu meerto, dawooyimka ilaaliya jermiska iyo qalabka lagu xirto afkan si looga taxadiro faafida CoronaVirus oo kiiskii sedexaad laga helay dalka

Related posts

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

June 22, 2026

Taliska ciidanka asluubta ayaa  dhawaan soo saaray amarro ku aadan inaan lasoo booqan karin maxaabiista ku xeran xabsiga dhexe ka dib markii ay wasaaradda caafimaadka ay ka digtay isdhaxgalka dadweynaha.

Generaal Mahad ayaa sheegay in xabsiga dhexe uu ka mid yahay meelaha ugu nugul caafimaadka loona baahanyahay in fijignaan dheere ah laga muujiyo.

Halkaan ka dhageyso kana  daawo Sawirrada iyo wareysiga Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Generaal Mahad Cabdiraxmaan Aadan.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2020/03/TALIYAHA-CIIDANKA-ASLUUBTA-SOOMAALIYEED.mp3
Tags: Taliska Ciidanka Asluubta oo xoojiyay illaalinta nadaafadda Maxaabiista +Sawiradda
Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio muqdisho 29.03.2020

Next Post

Maamulka Degmada Tiyeeglow oo wacyigelin u sameeyey barakacayaal “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Degmada Tiyeeglow oo wacyigelin u sameeyey barakacayaal “SAWIRRO”

Maamulka Degmada Tiyeeglow oo wacyigelin u sameeyey barakacayaal “SAWIRRO”

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026
0

Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

June 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

June 22, 2026
0

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...

Guddoonka Labada Aqal oo ka tashaday furitaanka kalfadhiga 8-aad ee BJFS 

Guddoonka Labada Aqal oo ka tashaday furitaanka kalfadhiga 8-aad ee BJFS 

June 22, 2026
0

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In