Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka oo go’aamisay in la fasaxo afar ruux oo looga shakinanaa COVID-19

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo Cambaaraysay weerarkii argagixiso ee Manda Bay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa go’aamisay in la sii daayo afar ruux oo horay looga shakisanaa inay qabaan Coronavirus, kuwaasoo ku karantiilnaa Isbitaalka AMISOM kaddib markii lagu waayay wax kiis ah oo la xiriirra COVID-19 baaritaano dheeraad ah oo lagu sameeyay.

War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in mid ka mid ah afarta ruux ee karantiilnaa baaritaankii koowaad ee lagu sameeyay laga helay inuu qabo cudurka, balse labo jeer oo isku xigta oo dib baaritaan loogu celiyay ayaa lagu waayay cudurka Coronavirus

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Saddexda kale ayaa iyana labo baaritaan oo lagu sameeyay natiijada ay dhamaantood noqotay in lagu waayo wax kiis ah oo la xariira Coronavirus, sidaas darteednna ay Wasaaraddu amray in la sii daayo.

Afartan ruux oo ku karantiilnaa Isbitaalka AMISOM, ayaa magacyadooda lagu xusay war-saxaafadeedka ka soo baxay Wasaarada caafimaadka ee Soomaaliya oo uu ku saxiixnaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda caafimaadka.

Previous Post

Wafdiga uu hogaaminayo ku-xigeenka xeer ilaaliyaha Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo gaaray Degmada Cadale “SAWIRRO”

Next Post

Statement of H.E. Mohamed Abdullahi Mohamed Farmajo- Special Summit of the IGAD Heads of State and Government on the CoronaVirus (COVID-19) Pandemic

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay shir deg-deg ah oo ay yeesheen Madaxda dalalka IGAD “SAWIRRO”

Statement of H.E. Mohamed Abdullahi Mohamed Farmajo- Special Summit of the IGAD Heads of State and Government on the CoronaVirus (COVID-19) Pandemic

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In