Tuesday, March 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Gedo oo codsaday in la soo gaarsiiyo agabka caafimaad ee lagu baaro cudurka COVID-19 “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Gedo oo codsaday in la soo gaarsiiyo agabka caafimaad ee lagu baaro cudurka COVID-19 “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka gobolka Gedo iyo sidoo kale Mas’uuliyin ka tirsan Wasaaradda caafimadka heer  gobol ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Degmada Luuq waxa ay baaq ugu direen Wasaaradda caafimadka dowlada Federaalka Soomaaliya in ay soo gaarsiiso agabyo caafimaad oo loogu talagalay in lagu baaro cudurka COVID-19 Degmooyinka Gobolka Gedo ee ku yaala Xaduudaha Wadamada Itoobiya iyo Kenya sida gobolada kale ee dalka.

Gudoomiye Ku xigenka Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji

Gudoomiye Ku xigenka Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya in gobolka Gedo ay ka jirto Baahi loo qabo agabka caafimaad ee Lagu Baaro cudurka Coronavirus, maadama Degmoyinka Baladxaawa, Dolow, Ceelwaaq iyo Luuq ay ku yaalaan Xaduudaha wadamada Itoobiya iyo Kenya oo labaduba dagaal xoogan kula jira sidii ay u xakameyn lahaayeen  Cudurkan COVID-19.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026

“Waxaan dowladeena ka codsaneynaa inay noo keento qalabkii aan ku baari laheyn dadka looga shikiyo cudurka ama looga hortago, madaama aan xuduud la wadaagno dalalka dariska ee laga helay cudurka safmareenka ah ee COVID-19.” Sidaa Waxaa jiri Gudoomiye Ku xigenka Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji

Wasaaradda caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan shaacisay in dhamaan kisaska Cudurka COVID-19 ee laga helay dalka ay gaarayaan 7, hase ahaase qofka mid ah uu ka bogsooday lana sii daayay.

Previous Post

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS oo hakisay qabashada codsiga Baasaboorka

Next Post

Duqeyn lagu dilay horjoogayaal ka tirsan argagixisada Al-Shabaab

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka Oo Kaabiga Kuhayo Degmooyinka Kuntuwaareey iyo Sablaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Duqeyn lagu dilay horjoogayaal ka tirsan argagixisada Al-Shabaab

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Dhaxal-sugaha Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwayt...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda Qaranka oo howlgal qorsheysan ku dilay Horjooge ka tirsan Khawaarijta

March 2, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

March 2, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Gurmadka Abaaraha Galmudug, ayaa maalintii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In