Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada : Bandoowga Goobaha Ganacsiga iyo Isku socodka Gadiidka Muqdisho

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta dhaqan galay bandow ay Dowladda ku soorogtay gadiidka dadweynaha sida gawaarida dadweynaha ee Caasiga iyo booto Bajaajka waxaa sidoo kale la xeray goobaha ganacsiga qaar kood.

Goobaha Ganacsiga ee la xeray waxaa ka mid wadada maka’al mukarama oo ah halka ay ku yaalan goobaha ganacsiga iyo sidoo kale meelaha dadweynaha ay isugu yimaadaan.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Dowladda Soomaaliya ayaa da daal xoogan gelineyso sidii loo xakameyn lahaa isku socodka bulshada madaama Cudurk safmareenka ah Covid-19 oo si xowli ah uga socda dalka .

waxaana sidoo kale cabsi laga muujinayaa inuu ku faafayo guud ahaan dalka Cudurkaan saameynta Badan ku yeeshay Caalamka iyadoo hal ruux uu dhawaan ugu geeriyooday gudaha dalka sidoo kalena laga helay sargaal ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka.

Guud ahaan dalka waxaa ilaa iyo haatan laga diwaan geliyay 12 kiis oo ah Cudurka Coronavirus oo loo yaqaano Covid-19.

Halkaan kala soco waxiii kusoo kordha iyo macluulmaadyo dhameystiran.

Tags: Daawo Sawirrada : Bandoowga Goobaha Ganacsiga iyo Isku socodka Gadiidka Muqdisho
Previous Post

Maamulka Gaalkacyo oo kormeeray Mashaariic horu-marineed ee ka socdo gudaha Magaalada

Next Post

Beeraleyda Jowhar oo wal-wal ka qaba suuq la’aan inuu ku dhaco wax soo saarkooda “SAWIRRO”

Next Post
Beeraleyda Jowhar oo wal-wal ka qaba suuq la’aan inuu ku dhaco wax soo saarkooda “SAWIRRO”

Beeraleyda Jowhar oo wal-wal ka qaba suuq la’aan inuu ku dhaco wax soo saarkooda “SAWIRRO”

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In