Sunday, August 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Saraakiisha ammaanka

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Saraakiisha ammaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar gelinta amniga iyo qorshayaasha lagu sugayo ammaanka.

Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay taliyeyaasha  Amniga degaanada maamulka Galmudug ee Booliska nabad suggida iyo Milatariga.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb

August 15, 2026
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya.

August 15, 2026

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka dalbaday Saraakiisha Amniga dardargalinta howlaha xaqiijinta Ammaanka degaanada Galmudug.

Madaxweynaha ayaa sheegay in loo baahanyahay dardar gelinta howlgalada ka dhanka ah argagixisada si looga hortago dhibaatada ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa deegaanada Galmudug

Previous Post

Danjiraha JFS u fadhiya dalka Turkiga oo bulshada la wadaagay talooyin ku saabsan xanuunka COVID-19 .

Next Post

War-Murtiyeed ka soo baxay shir ay yeesheen Wasaaradda Awqaafta iyo culimada Soomaaliyeed

Next Post
War-Murtiyeed ka soo baxay shir ay yeesheen Wasaaradda Awqaafta iyo culimada Soomaaliyeed

War-Murtiyeed ka soo baxay shir ay yeesheen Wasaaradda Awqaafta iyo culimada Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb

August 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya.

August 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, JFS Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya ee...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Hoggaanka Taliska 21-aad ee Ciidanka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Hoggaanka Taliska 21-aad ee Ciidanka

August 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Qeybta 21-aad ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga

August 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Wasiir-Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In