Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Qoor-Qoor Taako ka mid ah dhulka Galmudug ma heysan doonaan kooxaha argagixisa

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Qoor-Qoor Taako ka mid ah dhulka Galmudug ma heysan doonaan kooxaha argagixisa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa shaagay in galmudug ay u diyaar garoowday xoreynta deegaanada fara ku tiriska ah ay kooxaha ar gagixisa ugu dhuumaaleysayaan galmudug.

Madaxweynaha ayaa ku booriyay in guud ahaan bulshada oo ka koobaan siyaasiinta, ganacsatada, waxgaradka, qeybaha kal duwan ee Bulshada iyo hogaanka galmudug looga baahanyahay inay ku mideysnaadaan sidoo looga dulqaadi lahaa dhibaatooyinka argixisada ay ku hayaan shacabka.

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

โ€œSida qorshaheynu ahaa ama balan qaadyadeyni hore umma dulqaadan doono in taako ka mid ah deegaanada galmudug ay gacanta ku hayaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaana loo baahanyahay in guud ahaan shacabka u midoobaan sidii aan uga dulqaadi laheyn dhibaatooyinka ay ku hayaan dadkaโ€ sidaas waxaa yiri Madaxweyen Qoor Qoor

Dhinaca kale Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa balan qaaday inay Gogol nabadeed uu dhigi doono Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulka Galmudug si ay qeyb-uga qaatan Xalinta qilaafyada ka dhexeeya qaar ka mid maamul goboleedyada iyo Dowladda dhexe taasi oo horey loogu soo guuleystay dib u hishiisinta bulshada galmudug.

โ€œWaxaan Gogol nabadeed dhigeynaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug si qeyb uga noqono xalinta qilaafka ka dhexeeya qaar ka mid ah maamul goboleedyada iyo Dowladda Dhexe waxaana hubaan ah inaan ku guuleysan karno madaama ay hore ugu xalinay qilaafyadii ragaaday bulshada Galmudugโ€ Madaxweyene Qoor Qoor

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa hadal sheegay khudbad uu ka ย jeediyay xaflada xilwareejinta madaxweynihii hore ee Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo xalay ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb.

Tags: Madaxweyne Qoor Qoor Taako ka mid ah dhulka Galmudug ma heysan doonaan kooxaha argagixisa
Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Ku-xigeenadiisa

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo Hambalyo uu diray Ciidanka Xoogga Dalka Munaasabadda 12-April โ€œSAWIRROโ€

Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Ku-xigeenadiisa

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In