Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wacyigelinta ka hortaga Cudurka Covid 19 oo siweyn uga socota magaalada Xuddur

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wacyigelinta ka hortaga Cudurka Covid 19 oo siweyn uga socota magaalada Xuddur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mustaf Maxamed Cali (Siimow) waa wacyigeliye mudo ka badan 50 sano ku jirey fariimaha bulshada lagaarsiiyo tan markii cudurka COVID 19 dunida ku faafey mustaf waxa uu wacyigelin laxiriirta sidii bulshada ay u fahmi layeen calaamadaha lagu garto caabuqa korona iyo sida looga hortago oo ah in ay dadka kala fogaadaan nadaafadana ay ku dadaalaan ka bilaabey magaalada xuddur gaar ahaan meelaha dadka ay ku badan yihiin.

Mustaf oo aan weydiyey caqabadaha uu lakulmo marka uu wacyigelinta sameynayo ayaa iisheegey in bulshada ay yihiin kuwo u dhega nugul oo qaata fariimaha wacyigelineed hase,ahaatee waxa uu sheegey caqabadaha ugu weyn ee uu dareemo in ay tahay maleeshiyada shabaab oo telefoon uga soo hanjabta balse uusan warkooda dhageysan

Related posts

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

July 23, 2026

“Maleeshiyada shabaab ayaa inta badan telefoon isoo dira iguna hanjaba in ay itaarget sanayaan oo ay isoo dirayaan fariimo ah waa lagu dilayaa guriga ayaa habeen laguugu imaanayaa laakiin igama hor istaagin inaan siiwato howlaheyga wacyigelineed hanjabaada shabaab” ayuu yiri Mustaf Siimow.

Mustaf qalabka codbaahiyaha uu isticmaalo waa mid qadiimi ah beteriga uu ku shaqeeyana ka waabsi ka yahay suuqyada, mustaf waxa uu sheegey in shaqadiisa wax saameyn ah ku yeelan hormarada isgaarsiineyd oo lagaarey, waxana uu codsaday in qalabka laga saacido si uu u joogteeyo wacyigelinta bulshada.

WariyeMaxamed Xasan Cabdiraxmaan.

Tags: Wacyigelinta ka hortaga Cudurka Covid 19 oo siweyn uga socota magaalada Xuddur
Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaada ee Radio Muqdisho

Next Post

Maamulka Galmudug oo xalliyay colaado Ka jiray deegaanno Ka tirsan Galmudug

Next Post
Maamulka Galmudug oo xalliyay colaado Ka jiray deegaanno Ka tirsan Galmudug

Maamulka Galmudug oo xalliyay colaado Ka jiray deegaanno Ka tirsan Galmudug

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

July 23, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud....

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

July 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

July 23, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In