Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Hilaal oo Kormeeray Isbitaalka Guud ee Baardheere+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Wasiir Hilaal oo Kormeeray Isbitaalka Guud ee Baardheere+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka Wasaarada  Batroolka iyo macdanta Xukumadda Somalia Mudane Cabdiqaadir Maxamuud Hilaal iyo masuuliyin uu hogaaminayay qaybna ay ka ahaayeen kuwa  ka tirsan Maamulka Gobalka  Degmada Baardheere iyo masuuliyin kale ayaa maanta kormeer ku tagay Ispitaalka Guud ee Degmada Baardheere ee Gobalka Gedo.

Masuliyiinta ayaa mid mid usoo maray dhamaan qaybaha uu ka gooban yahay Cisbitaalka Baardheere ee Gobalka Gedo iyagoona Howl wadeenada i ka xogwaraystay baahida ka jira  iyo bukaanada jiifa.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026

Agaasimaha Ispitaalka Guud ee Degmada Baardheere Maxamed Cabdulaahi Haashi ayaa masuliyinta uga warbixiyay baahida ka  jirta iyo sido kale caqabadaha so wajaha madaama ay haatan ka jirto marxalad adag.

Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada Gobalka Gedo mudane Cusman Nuur xaaji ayaaa dhankisa wasiirka iyo masuliyinta kale warbixin ka siiyay xaaladaha Caafimaad daro ee guud ahaan  Gobalka Gedo.

Cabdiqaadir Maxamud Hilaal wasiir ku xigeenka Wasaarada batroolka  iyo Macdanta Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa balan qaaday in ka dowlad ahaan ay diyaar u yihiin wax ka qabashada xaaladaha Caafimaad ee Degmada Baardheere ee Gobalka Gedo.

“Ka dowlad ahaan waxaan diyaar u nahay inaan wax ka qabano xaaladaha soo wajahay guud ahaan Gobolka Gedo gaar ahaan Magaalada Baardheere ee uu saameeyay fatahaada wabiga Jubba kaasi oo ay ka dhasheen Xaalado isugu jiro Caafimaad daro iyo kuwa kale ee bini aadanimo”sidaas ayuu yiri wasiir ku xigeenka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka soomaaliya Cabduqaadir Maxamuud Hilaal.

Tags: Wasiir Hilaal; oo Kormeeray Cisbitaalka Guud ee Baardheere+Sawirro
Previous Post

Guddiga qaran wacyigalinta bulshada ee Covid-19  oo qalab kala wareegay Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaran+Sawirro

Next Post

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka tacsiyadeeyey geerida Qoraa Aways Shiino

Next Post
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta  oo ka tacsiyadeeyey geerida Qoraa Aways Shiino

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka tacsiyadeeyey geerida Qoraa Aways Shiino

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In