Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agabka looga gaashaanto Kaneecada oo la gaarsiiyay Xarunta Agoonta Degmada Afgooye

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Agabka looga gaashaanto Kaneecada oo la gaarsiiyay Xarunta Agoonta Degmada Afgooye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Booliska Daraawiishta ee Gobolka Shabeelaha Hoose Gashaanle Dhexe Nuur Xayir Cali ayaa maanta 200 oo ah maro-kaneecooyin iyo 200 oo go’ gaarsiiyay Xarunta Agoonta EX kacaan ee Degmada Afooye oo hoostagta  Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed, waxaa taliyaha kala wareegay maamulka xarunta.

Taliyaha ayaa sheegay in loo baahanyahay in la ogaado agoonta islamarkaana la garab istaago xiliyadaan oo kale waxaana uu dadka soomaaliyeed ugu baaqay inay ka qeyb-qaataan xanaaneynaan agoonta.

Related posts

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026

“Waxaan ugu talagalay inaan ku caawiyo agoonta agabkaan waayo xalligaan lagu jiro ee roobka waxaa loo baahanyahay in la garab istaago agoonta “Sidaas ayuu yiri taliye Nuur.

Agaasimaha xarunta agoonta Degmada Afgooye  Faadumo Maxamed Jimcaale ayaa uga mahadcelisay Taliyaha waxaana ay sheegtay in xilligaan ay u baahnaayeen Madaamada lagu gudaj jiro xilli roobaabka.

“Agabkaan uu taliyaha inoo keenay waan u baahneen maxaa yeelay xilliga lagu jiro ayaa ah xilli roobaadka go’a waana uga mahadcelineynaa sidoo kale waxaa ka codsaneynaa dadka la mid ah inay na garab istaagaan”ayay tiri Agaasime Faadumo Maxamed Jimcaale.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo Xoojineysa ka hortaga Cudurka Covid-19

Next Post

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir oo kormeeray xarunta 449 ee Coved-19 “SAWIRRO”

Next Post
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir oo kormeeray xarunta 449 ee Coved-19 “SAWIRRO”

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir oo kormeeray xarunta 449 ee Coved-19 “SAWIRRO”

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In