Wednesday, August 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo soo bandhigtay xermooyinka Shidaalka la filayo in ugu badnaan lagu soo saaro sideed sano gudahood

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo dhowaan bixineysa shatiyo Shidaal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed oo wareysi siiyay Raadiyaha iyo Telefishinka Qaranka ayaa sheegay in sharciga shidaalka uu yahay saldhiga bandhiga xermooyinka shidaalka.

Tifaftiraha guud ee Warbaahinta Qaranka Cabdishakuur Cali Axmed oo wareystay ayaa warbixintan inooga diyaariyay, waxaana Wasiirka Batroolka Cabdirashiid Maxamed Axmed uu Tilmaamay in Wasaaraddu ay soo bandhigtay ilaa todoba xermo oo shidaalka Soomaaliya oo tartankoodu bilaabanayo bisha Agoosto

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

August 12, 2026
Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

August 12, 2026

Soo saarista Shidaalka waxaa saldhig u ah sharciga Qaranka ee shidaalka hanaankii uu soo maray sharcigaasi oo Madaxweynuhu saxiixay ayaa Wasiirku u xusay in sharcigan uu ahmiyad gaar ah u leeyahay dalka.

Wasiir Cabdirashiidiid waxa uu sheegay laba arimood oo kala ah dhismaha shirkad shidaalka iyo Hey’adda Qaran ee shidaalku in ay muhiim u yihiin soo saarista shidaalka.

Tartanka Shirkadaha doonaya iibsiga xermooyinka Shidaalka Soomaaliya ayaa bilaabaya bisha Agoosto ee sanadkan wuxuna socon doona ilaa Maarso 2021

Mudo 8-sano gudahood rajadu waa in Soomaaliya laga soo saaro shidaal sida uu tilmaamay Wasiirka Batroolka Cabdirashiid Maxamed Axmed.

Previous Post

81 Xaalado Cusub Oo COVID-19 Ah Oo Dalka Laga Diiwaan Geliyay 24-kii Saac ee Ugu Dambeeyay “SAWIRRO”

Next Post

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u soo gudubtay wareegga saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Next Post
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u soo gudubtay wareegga saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u soo gudubtay wareegga saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan Soomaaliya

August 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta kulan laba geesood...

Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

Soomaaliya iyo Hay’adda UNDP oo kala saxiixday Is-afgarad Iskaashi

August 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Mudane Christophoros Politis,...

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Sheekh Cabdullaahi Zulfa oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho

August 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Turkiga 

August 11, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya- 11 Agoosto, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa wadahadal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In