Saturday, February 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

kulan looga hadlayay xalka colaadaha Gobalka Mudug oo Gaalkacyo lagu qabtay+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
kulan looga hadlayay xalka colaadaha Gobalka Mudug oo Gaalkacyo lagu qabtay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood wadaagaan oo ahaa mid looga Hadlayay sida xal-waara looga gaari lahaa colaadaha kusoo laa laabta deegaanada gobalka Mudug isla markaana ay soo Agaasimeen  madasha Nabada iyo Is dhaxgalka dhallinyarada gobalka Mudug oo gacan ka helaya Hay’adda cilmi baarista iyo Nabada Puntland ee PDRC  waxaana lagu Qabtay magaalada Gaalkacyo iyadoona ay Ka qeyb-galeen masuuliyiin ka tirsan kuwa dowlad gobaleedyada Puntland iyo Galmudug, aqoon-yahan,siyaasiyiin Iyo qeybaha Kala duwan ee bulshada.

Dood wadagaan ayaa intii uu socday waxaa dhallinyarada iyo qeybaha kala duwan ee bulshadii madasha ku Sugneyd ay su,aalo ku weydiiyeen masuuliyiintii iyo siyasiyiintii ka qeyb-galay kuwaa oo iyana faah faahinayay ka Bixiyay sida xal-waara looga gaari karo colaadaha dalka ka Jira.

Related posts

February 6, 2026
Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026

Genaraal Cabdi wali jaamac Xuseen (Gorad) Taliyihii hore ee ciidamada xoogga dalka ayaa ugu horeyn ka hadlay sida xal waara looga gaari karo colaada gobalka.

Maxamuud Yaasiin Axmed Tumeey oo ka mida shaqsiyaadka lagu xasuusan doono mustaqbalka nabada xiligaan ka jirta magaalada gaalkacyo  ayaa isna sheegay in marka hore iskaashiga laga sameeyay isla markaana cadaalada laga shaqeeya.

Qaar ka mida dhallinraada madasha nabada iyo isdhaxgalka goballka mudug ayaa bogaadiyay sida ay u socdaan daadaalada nabada iyagoo dhanka kalana ka hadlay doorka ay dhlalinyaradu ka qaadan karaan dib u hishiisiinta dalka iyo doorka ay ku yeelan karaan sida xal waara loogu heli karo colaadaha soo laa laabtay in dhibaatooyinka badan abuuray.

Tags: kulan looga hadlayay xalka colaadaha Gobalka Mudug oo Gaalkacyo lagu qabtay+Sawirro
Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo markale dib udhigtay furitaanka Duulimaadyada Gudaha

Next Post

Barlamaanka JFS oo laga codsaday meelmarinta Hindise sharciyeedka jinsiga+sawirro

Next Post
Barlamaanka JFS oo laga codsaday meelmarinta Hindise sharciyeedka jinsiga+sawirro

Barlamaanka JFS oo laga codsaday meelmarinta Hindise sharciyeedka jinsiga+sawirro

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa saakay hoggaamiyay olole ballaaran oo nadaafadeed oo...

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In