Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay horumarinta Jaamacadda Ummadda faraceeda Galmudug oo lagu qabtay Caabudwaaq

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay horumarinta Jaamacadda Ummadda faraceeda Galmudug oo lagu qabtay Caabudwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan uu soo qaban qaabiyay  Maamulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraceeda Galmudug ee Degmada Caabudwaaq oo looga hadlayay horumarinta Jaamacadda si loo kabo baahiyaha jira ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka degmada, Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan dawlad Goboleedka Galmudug, waxaana sidoo kale kulanka qayb ka ahaa waalidiin, Ugaas Maxamed Ugaas Axmed, Ganacsato iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Agaasimaha Jaamacadda Umadda faraceeda Galmudug Maxamuud Dirir ayaa sheegay inay jirto baahi loo qabo helidda fasalo cusub, si sanad tacliimeedka soo socda  ay awood u yeelato Jamacaddu qaadashada arday cusub, waxaana hadda si isxilqaan ah loo wadaa  dhismaha Maktabadda Jaamacadda.

Related posts

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo yeeshay Wada-hadallo Laba-Geesood ah

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo yeeshay Wada-hadallo Laba-Geesood ah

February 3, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen guddiga heer qaran ee la-dagaallanka tahriibinta

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen guddiga heer qaran ee la-dagaallanka tahriibinta

February 3, 2026

Agaasime Maxamuud ayaa Maamulka Galmudug iyo Dawlada Federaalka waxaa uu la wadaagay baahiyaha ka haysta dhinaca horumrainta, isagoo u mahadceliyay shacabka degaanka oo is xilqaan ku dhisay Jaamacdda.

Qaar kamid ah Ardayda iyo waalidiinta ay ilmahooda ku waxbartaan Jaamacadda iyo ka qayb galayaashii kulanka ayaa dhankooda xusay waxtarka iyo ahmiyadda ay u leedahay Jaamacadda deegaanka.

Madaxa Arimaha Bulshada ee Maamulka Degmada Caabudwaaq Muuse Maxamed Axmed Muuse Inji iyo Xildhibaan Fardawsa Yuusuf Ciid oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay inay diyaar u yihiin ka qayb qaadashada Horumarinta Dhismaha Jaamacadda

Gaba gabadii ayaa Wasiirka Wasaradda Gargaarka iyo Masiibooyinka Galmudug Cabdiraxmaan Maxamed Diiriye (Makaawi) waxa uu  xoojiyay baaqa ay ku dalbanayaan maamulka Jaamacadda in lagu siiyo gacan Horumarinta lagu sameynayo Jaamacadda Ummadda faraceeda Galmudug.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay Shirka Wasiirada Dalxiiska ee dowladaha Carabta “Sawirro”

Next Post

Diyaaraddii 6aad oo dalka dib ugu soo celisay muwaadin ku xanibnaa dalka Boqortooyada Sacuudiga “SAWIRRO”

Next Post
Diyaaraddii 6aad oo dalka dib ugu soo celisay muwaadin ku xanibnaa dalka Boqortooyada Sacuudiga “SAWIRRO”

Diyaaraddii 6aad oo dalka dib ugu soo celisay muwaadin ku xanibnaa dalka Boqortooyada Sacuudiga “SAWIRRO”

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo yeeshay Wada-hadallo Laba-Geesood ah

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo yeeshay Wada-hadallo Laba-Geesood ah

February 3, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen guddiga heer qaran ee la-dagaallanka tahriibinta

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen guddiga heer qaran ee la-dagaallanka tahriibinta

February 3, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddoomiyay shir ay yeesheen guddi heer qaran ah...

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

Ra’iisul Wsaaraha XJFS oo xarigga ka jaray waddo casri ah oo laga hirgaliyey Degmada Wadajir ee Muqdisho

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

Wafdi sare oo uu horkacayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka oo gaaray Baydhabo

February 3, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In