Friday, September 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga oo Howgalo Kawada Tuulooyin ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga oo Howgalo Kawada Tuulooyin ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Howlgaladaan lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisad ay kawadaan gobolka shabeelaha hoose kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xalay ilaa saaka waxaa laga sameeyay degaano ay kamid yihiin Shaam, yuumbis Nuur-gare, Buulo-bashiir, Mubaarak, Toora-tooroow,

Howlgalka oo ay siwada jir ah u sameeynayaan ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ee danab iyo gor-gor ayaa waxeey ku bur-buriyeen goobo ay ku dhuumaaleeysanayeen maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab kuwaasi oo gabi ahaan cagta lamariyay.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Ciidamadda ayaa sidookale waxeey howgalka kusoo furteen sanaad ciidan oo ay lahaayeen maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab.

ciidamadda kumaandooska xoogga dalka ayaa waxeey caawiyeen dad ku sugnaa degaanada ay gaareen kuwaasi oo ay heeysatay xaalado caafimaad daro ah waxeeyna usameeyeen baaritaano caafimaad iyadoona ay siiyeen qofkii xanuunsan daawooyin maadaamaa ay ku adag ineey helaan daryeel caafimaad sida uu kusoo waramayo wariyaha Idaacadda Ciidamadda Qalabka Sida ee Soomaaliyeed Maxamed Cabdulaahi Shilaawe oo lasocda ciidamadda kumaandooska xoogga dalka.

Tags: Ciidanka Xoogga oo Howgalo Kawada Tuulooyin ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose
Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xuska 26-ka juun

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Xarija ka jaray Dhismaha Xarunta Wasaaradda Warfaafinta oo Dib udhis lagu sameeyay+Sawirro

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Xarija ka jaray Dhismaha Xarunta Wasaaradda Warfaafinta oo Dib udhis lagu sameeyay+Sawirro

Madaxweyne Farmaajo oo Xarija ka jaray Dhismaha Xarunta Wasaaradda Warfaafinta oo Dib udhis lagu sameeyay+Sawirro

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In