Saturday, June 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo Xarija ka jaray Dhismaha Xarunta Wasaaradda Warfaafinta oo Dib udhis lagu sameeyay+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Farmaajo oo Xarija ka jaray Dhismaha Xarunta Wasaaradda Warfaafinta oo Dib udhis lagu sameeyay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saakay xariga ka jaray dhismaha xarunta wasaaradda warfaafina dhaqanka iyo dalxiiska ee xukumadda federaalka Soomaaliya iyo xafiisyo cusub oo lagu soo kordhiyay warbaahinta qaranka oo dib udhis balaaran lagu sameeyay.

Munaasabad kooban oo ka dhacday Wasaaradda waxaa goob joog ka ahaa Wasiiiro ka tirsan Xukumadda Soomaaliya iyo dhammaan taliyaasha ciidamada Booliska,Asluubta iyo Xoogga Dalka, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda iyo shaqaalaha iyo madaxa wasaaradda warfaafiinta Dhaqanka iyo Dalxiiska.

Related posts

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomay shahaadada musharraxnimo ee hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomay shahaadada musharraxnimo ee hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

June 6, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

June 6, 2026

Madaxweyne Farmaajo waxaa kusoo dhaweeyay Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye).

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sanadkaan dabaal degyada munaasabadaha Todobaadka xorriyadda u bedeshay mashaariic laga hirgalinayo dalka iyo in la daah-furo xarumihi danta guud ee dib udhiska lagu ssameeyay iyo sidoo kale goobihii  lagu dhisay Barnaamijka isxilqaan sida Tiyaatartka,Matxafka, Maktabada iyo isbartiibada Stadio Muqdisho oo ka mid ah mashruucyada ugu weyn oo ay dowladdu ku guuleysatay inay dib loo dhiso.

Xarumaha kale ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xarriga ka jarayo waxaa ka mid ah Wasaaraddaha,Maaliyadda,Qorsheynta,Arrimaha Dibadda iyo kuwa kale oo dib udhis iyo casriyeyn lagu sameeyay.

Tags: Madaxweyne Farmaajo oo Xarija ka jaray Dhismaha Xarunta Wasaaradda Warfaafinta oo dib udhis lagu sameeyay+Sawirro
Previous Post

Ciidanka Xoogga oo Howgalo Kawada Tuulooyin ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose

Next Post

Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisulwaare Khayre oo Safar Shaqo ugu Amba baxay Qatar

Next Post
Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisulwaare Khayre oo Safar Shaqo ugu Amba baxay Qatar

Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisulwaare Khayre oo Safar Shaqo ugu Amba baxay Qatar

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomay shahaadada musharraxnimo ee hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomay shahaadada musharraxnimo ee hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

June 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta ka guddoomay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo...

Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

June 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta iyo qabashada araajida musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Khudbad Ka Jeediyay Shirweynaha 114-aad ee Shaqada Adduunka

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Khudbad Ka Jeediyay Shirweynaha 114-aad ee Shaqada Adduunka

June 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Alio Ibro, ayaa khudbad rasmi ah ka...

Ciidanka Ammaanka oo Degmada Cabdicasiis ka wada howlgal lagu ururinayo hubka sharci-darrada ah

Ciidanka Ammaanka oo Degmada Cabdicasiis ka wada howlgal lagu ururinayo hubka sharci-darrada ah

June 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada ammaanka ayaa ku guda jira howlgal lagu ururinayo hubkii sharci-darrada ahaa ee ay wateen maleeshiyaadkii soo weeraray Degmada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In