Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bannaanbax lagu taageerayo Go’aanka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socdo

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Bannaanbax lagu taageerayo Go’aanka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socdo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Banaanbaxyo ballaaran oo lagu taageerayo go’aankii uu Golaha Shacabka ay ku ansixiyeen 13 xubnoo oo ah matalaadda Golaha Aqalka sare ee Gobolka Banaair ku yeelanayaan bulshada Gobolka Banaadir ayaa haatan ka socda Magaalada Muqdisho.

Bannaanbaxayaasha oo isugu tagay Taallada Daljirka dahsoon ayaa waxaa soo qaban-qaabiyay maamulka Gobolka Banaadir, iyagoo halkaasi kusoo bandhigi doona shucuurtooda ku aaddan in ay matalaad siyaasadeed ka helaan Aqalka sare ee Baarlamaanka Dalka.

Related posts

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

August 5, 2026
Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa la filayaa inay goobta ka jeeddiyaan qudbado ku aaddan dedaalladii loo galay matalaadda Aqalka sare ee Bulshada Gobolka Banaadir.

Tags: Bannaanbax lagu taageerayo Go’aanka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socdo
Previous Post

Ciidamadda Xoogga oo Maleeshiyaadka Al-shabaab ka saaray Degaanno ka tiran Jubada Hoose+Sawirro

Next Post

Dhallinyarada Jowhar oo iska kaashanaya Dayactirka Kanaalka Sabuun+Sawirro

Next Post
Dhallinyarada Jowhar oo iska kaashanaya Dayactirka  Kanaalka Sabuun+Sawirro

Dhallinyarada Jowhar oo iska kaashanaya Dayactirka Kanaalka Sabuun+Sawirro

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

August 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
0

Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA & Madaxa Hay’adda Plan International oo soo saaray baaq degdeg ah

August 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta Hay’adda ku qaabilay Reena Ghelani, oo ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jabuuti

August 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Jabuuti,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In