Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhallinyarada Jowhar oo iska kaashanaya Dayactirka Kanaalka Sabuun+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Dhallinyarada Jowhar oo iska kaashanaya Dayactirka  Kanaalka Sabuun+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dhallinyaro iskood isku abaabulay ayaa dib udayactir ku bilaabay kanaalka Sabuun oo muhiim u ah waraabka Beeraleeyda Gobolka  Shabeellaha  Dhexe.ee uu saameeyay fatahaadi wabiga shabeele waxaana lag saaray qashin iyo geedo waa weyn oo isku xeray gudaha kanaan .

Ololahaan isxilqaanka ayaa ka dambeeyay ka dib markii ay soo laabatay in kanaanka uu biiyaha cilin waayo waxaana ay haatan ku howlan yihiin sidii looga bixin lahaa qashinka isku xeray.

Related posts

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026

Kanaalka Sabuun ayaa ah mid looga talagalay in biyaha wabiga marka ay soo buux dhaafiyaan lagu suuro si,looga baaqsado fatahaada wabiga ha yeeshee hada waxa ka muuqdaa Bur-bur aad uweyn waxaana ubaahanyahay in dib udayac tir lagu sameeyo.

“Waxaan codsandeen in garab nagala siiyo inaan dayactir lagu sameeyno sidii biyo xireenkaan Kanaalka Sabuun loo hagaajin lahaa maadaama uu ka mid yahay goobaha inta badan uu fatahaad uu ka sameeyo Wabiga Shabeelle.Ayay yiraahdeen qaar ka mid dhallinyarada .

Tags: Dhallinyarada Jowhar oo iska kaashanaya Dayactirka Kanaalka Sabuun+Sawirro
Previous Post

Bannaanbax lagu taageerayo Go’aanka Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socdo

Next Post

Bulshada ku nool Gaalkacyo oo soo Dhaweeyay Hishiiska iskaashiga Amniga Galmudug iyo Puntland+Sawirro

Next Post
Bulshada ku nool Gaalkacyo oo soo Dhaweeyay Hishiiska iskaashiga Amniga Galmudug iyo Puntland+Sawirro

Bulshada ku nool Gaalkacyo oo soo Dhaweeyay Hishiiska iskaashiga Amniga Galmudug iyo Puntland+Sawirro

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
0

Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka 

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

August 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
0

Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In