Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bulshada ku nool Gaalkacyo oo soo Dhaweeyay Hishiiska iskaashiga Amniga Galmudug iyo Puntland+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Bulshada ku nool Gaalkacyo oo soo Dhaweeyay Hishiiska iskaashiga Amniga Galmudug iyo Puntland+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaar ka mid ah  bulshada ku nool magalaada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa soo dhaweeyay iskaashiga Amniga ,isdhaxgalka Ganacsiga  iyo nabada kuwada noolaanshiyaha shacabka ku nool Gaalkacyo oo ay wada gaareen Maamulada Galmudug iyo Puntland iyagoo maanta la hadlay warbaahinta qaran.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (qoor-Qoor) iyo Madaxaweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay magaalada Galkacyo ku yeeshay Kulamo ay uga hadlayeen wadaaga iyo iskaashiga Amniga,isdhaxgalka bulshada iyo in nabad ay kuwada noolaadaan magaalada Gaalkacyo ay soo martay marxalado adag.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026

Labada Madaxweyne iyo wafood ka tirsan Golayaasha wasiirada lamada dowlad goboleed ayaa is qaatay in xaalada magaalada Gaalkacyo waxbadan laga debelo si bulshada iyo magaalada ay hormar u garaan.

Sidoo kale waxyaabaha ay kawada hadleen labada maamul waxaa ka mid ahaa la dagaalanka Argagixisada oo ay qeyb-ka yihiin Ciidamada qalabka sida ee dowladda Dhexe iyo kuwa labada Maamul.

Guddoomiye ku Xigeenka Degmada Galkacyo ee Galmudug Cabdiraxmaan Maxamed Axmed Iyo Guddoomiyaha Culumaa’u diinka Galmudug Sheekh Muxudiin Yuusuf Barre ayaa sheegay in hishiisika labada Madaxweyne uu waxbadan ka bedeli doono xaalada Magaalada Gaalkacyo iyo bulshaduba.

Tags: Bulshada ku nool Gaalkacyo oo soo Dhaweeyay iskaashiga Amniga Galmudug iyo Puntland
Previous Post

Dhallinyarada Jowhar oo iska kaashanaya Dayactirka Kanaalka Sabuun+Sawirro

Next Post

Guddoomiye Cumar Filish:Matalaada Shacabka Gobolka Banaadir waan soo dhaweyneynaa+sawirro

Next Post
Guddoomiye Cumar Filish:Matalaada Shacabka Gobolka Banaadir waan soo dhaweyneynaa+sawirro

Guddoomiye Cumar Filish:Matalaada Shacabka Gobolka Banaadir waan soo dhaweyneynaa+sawirro

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda Soomaaliya oo si adag u uga hadashay is doorashada sharci darrada ah ee ka dhacday Baydhabo

March 28, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

Wafdi ka socday Turkiga oo booqasho ku tegay Dekadda Muqdisho

March 28, 2026
0

Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo loo gudbiyay Warbixinta Wasaaradda Gaadiidka

March 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa warbixin uga dhagaystay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, waddada laamiga ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In