Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha qeybta 60-aad ee ciidanka dhulka oo kormeeray xeryaha ciidamada ee Shabeellaha hoose+SAWIRRO

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Taliyaha qeybta 60-aad ee ciidanka dhulka oo kormeeray xeryaha ciidamada ee Shabeellaha hoose+SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha qaybta 60-aad ee ciidanka dhulka xoogga dalka oo safar shaqo uga soo kicitimay magaalada Baydhabo ayaa gaaray degmada Walaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose.

Taliyaha qaybta oo uu weheliyo taliyaha guutada7aad qaybta 60- aad ayaa kormeeray xeryaha ciidanka xoogga ay ku leeyihiin deegaanada hoos yimada degmada Walaweyn.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026

Kormeer kadib taliyaha guutada 7 aad qaybta 60-aad ee ciidanka dhulka gaashanle dhexe Cumar Cabdiraxmaan Abuukar ayaa taliyaha qaybta 60-aad uga warbixiyay dadaallada ay wadan ciidanka xoogga gaar ahaan guutada 7-aad,isagoo sheegay in guutadu ay u diyaarsantahay la dagaalanka maleeshiyada Al-shabaab iyo difaaca shacabka Soomaaliyeed.

Taliya qeybta 60-aad ee ciidanka dhulka S/guuto Maxamed Sheikh Cusmaan (Ciiro) ayaa ku ammaanay saraakiisha iyo ciidanka howlgalada ka dhanka ah Al-shabab iyo kaalinta nabadeynta deegaanada ay joogaan.

Previous Post

Madaxweynaha Shiinaha oo Soomaaliya ugu hambalyeeyey xuska 60 guurada xornimadeeda

Next Post

Munaasabado lagu xusayay 1-da Luulyo oo ka dhacay magaalooyinka Gaalkacyo iyo Goldogob+SAWIRRO

Next Post
Munaasabado lagu xusayay 1-da Luulyo oo ka dhacay magaalooyinka Gaalkacyo iyo Goldogob+SAWIRRO

Munaasabado lagu xusayay 1-da Luulyo oo ka dhacay magaalooyinka Gaalkacyo iyo Goldogob+SAWIRRO

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In