Wednesday, February 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shil Gaari Oo Sababay Dhaawac Oo Ka Dhacay Degmada Hobyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Shil Gaari Oo Sababay Dhaawac Oo Ka Dhacay Degmada Hobyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shil Gaari oo gaystay dhaawacyo iyo khasaare hantiyadeed ayaa maanta ka dhacay deegaanka Gawaan oo hoos yimaada Degmo Xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug.

Gaarigaan oo nuuciisu ahaa Caragadiye ayaa ku rogmaday galinkii dambe ee maanta Deegaanka Gawaan xilli ay saarnaayeen ku dhawaad shaqaale gaarayay 10 ruux, kuwaas oo ka xamaalanayay gaariga.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay kal-fadhiga 48aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay kal-fadhiga 48aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

February 11, 2026
Wasiirka Batroolka XFS oo Cape Town kulan la qaatay maalgashadayaal caalami ah

Wasiirka Batroolka XFS oo Cape Town kulan la qaatay maalgashadayaal caalami ah

February 11, 2026

Dadka dhaawacmay ayaa gaaraya 6 ruux kuwaas oo ay soo gaareen dhaawacyo halis ah, qaar ka mid ah ehelka dhibanayaasha ayaa ii sheegay in 4 ka mid ah ay wajahayaan Xaalad Adag kaddib burbur soo gaaray, iminkana lagu dabiibayo Isbitaalka Gaalkacyo ee Galmudug.

Previous Post

Guddiga Gaadiidleyda Gobolka Shabeelaha Dhexe Oo Laga Xaliyay Tabasho Ay Ka Qabeen Maamulka “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre: “Muddo Kordhintu Waxay Horseeddaa Qalalaase Siyaasadeed, Mid Amni iyo Mid Dastuur”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre: “Muddo Kordhintu Waxay Horseeddaa Qalalaase Siyaasadeed, Mid Amni iyo Mid Dastuur”

Ra’iisul Wasaare Khayre: “Muddo Kordhintu Waxay Horseeddaa Qalalaase Siyaasadeed, Mid Amni iyo Mid Dastuur”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay kal-fadhiga 48aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qaybgalay kal-fadhiga 48aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

February 11, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa ka qaybgalay furitaanka Kal-fadhiga...

Wasiirka Batroolka XFS oo Cape Town kulan la qaatay maalgashadayaal caalami ah

Wasiirka Batroolka XFS oo Cape Town kulan la qaatay maalgashadayaal caalami ah

February 11, 2026
0

Cape Town – Koonfur Afrika: Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa kulan...

February 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa magaalada Cape Town kulan kula yeeshay...

Ciidamada XDS oo 6 Khawaarij ah ku dilay Gobolka Hiiraan

Ciidamada XDS oo 6 Khawaarij ah ku dilay Gobolka Hiiraan

February 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya geesiyaasha dadka deegaanka ayaa saaka fuliyay weerar dhabagal ah oo ka dhacay gobolka Hiiraan,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In