Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil Ciidan Iyo Maamulka Gobolka Shabelelaha Dhexe Oo Kormeeray Fariisimo Ciidan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Saraakiil Ciidan Iyo Maamulka Gobolka Shabelelaha Dhexe Oo Kormeeray Fariisimo Ciidan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Booliska Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Korneel Xasan Dhicisow Xasan Taliyaha qeybta 27aad Ciidamada Xooga Dalka Jeneraal Axmed Maxamed Tareedisho iyo mas’uuliyiinta Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa kormeer ku tagay fariisimada ciidanka booliska Hirshabeelle ay ku leeyihiin gudaha magaalada Jowhar iyo koontaroolada laga soo galo magaalada oo muddo laga joogo halsano ay ku wareejiyeen ciidamada Xooga Dalka

Waxaa ay sidookale ay gaareen suuqa lagu iibiyo xoolaha, iyagoo u kuurgalayay Amniga suuqa iyo habsami u socodka ganacsiga xoolaha.

Related posts

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

July 13, 2026
Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026

Guddoomiyaha Degmada Jowhar Cismaan Maxamed Muqtaar ayaa sheegay in ciidamada Booliska Hirshabeelle si wanaagsan ay kaga shaqeeyeen amniga muddada sanadka ah ay gacanta ku hayaan amniga magaalada.

Taliyaha Booliska Hirshabeelle Xasan Dhicisow Xasan ayaa sheegay in Amniga Jowhar uu yahay mid aad u wanaagsan, safka horana kaga jirto magaalooyinka amniga leh ee Dalka, ayna sii wadi doonaan u shaqeynta bulshada Soomaaliyeed ee ku nool deegaannada Hirshabeelle.

Taliyaha qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Janeraal Axmed Maxamed Tareedisho ayaa sheegay in ciidanka Booliska ah ay kaalintooda ka soo baxeen muddada sanadka ah, waxaana uu sheegay in Degmooyinka kale ay ku wareejiyaan Booliska

Ciidamada Xooga Dalka ayaa horay Degmooyinka Warsheikh iyo Jowhar ugu wareejiyay sugidda amniga ciidamada Booliska Hirshabeelle, iyadoo hada magaalooyinkaasi amnigooda ay yihiin kuwa aad u wanaagsan

Previous Post

Xarumo Loogu Adeegayo Bulshada Oo Laga Hirgelinayo Deegaan Koonfur Galbeed Ka Xiga Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Wasiir Beyle Oo Aaladda Fogaan Aragga Kula Shiray Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka

Next Post
Wasiir Beyle Oo Aaladda Fogaan Aragga Kula Shiray Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka

Wasiir Beyle Oo Aaladda Fogaan Aragga Kula Shiray Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

Wasiir Khadiija Al-Makhzoumi oo kulan la yeelatay Guddoomiyaha Golaha Haweenka Pakistan

July 13, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In