Saturday, May 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Banaadir oo kormeeray xarumaha ay ka socdaan Imtixaanaadka fasalka 8-aad+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Banaadir oo kormeeray xarumaha ay ka socdaan Imtixaanaadka fasalka 8-aad+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo ay Hoggaamineysay Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi-galinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa kormeer ku tagay Dugsiyada Hoose/ Dhexe ee Xaaji Xuseen Giire iyo Baarbe oo ku yaala Degmada Dharkeynley, kuwaasi oo lagu galayo Imtixaanaadka fasalka 8-aad ee shalay ka furmay Magaalada Muqdisho.

Agaasimaha Guud ee Amniga Caasimadda Axmed Xaaji Cabdikarin (KADIS) oo ka mid ahaa wafdiga ayaa sidoo kale u kuur galayey qorshaha lagu sii adkeynayo Amniga goobaha ay ka socdaan imtixaanka, asigoona ka mid ahaa ardeydii Bari samaadka wax ku soo bartey Dugsiyada la kormeerey maanta ee Giirre iyo Baarbe.

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo bilowday tallaabooyin deg-deg ah oo looga hortagayo cudurka faafa ee Ebola

Dowladda Soomaaliya oo bilowday tallaabooyin deg-deg ah oo looga hortagayo cudurka faafa ee Ebola

May 23, 2026
Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo war ka soo saartay duqayn ka dhacday Shabeellaha Hoose

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo war ka soo saartay duqayn ka dhacday Shabeellaha Hoose

May 23, 2026

Arday gaareysa 26,494, oo wax ka barta Dugsiyada Gobolka Banaadir ee Caasimada Muqdisho, ayaa maalintii labaad u fadhiya Imtixaanka fasalka 8-aad oo markii ugu horeysay 30-sanadood kadib ay qaadeyso Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geeriddii ku timid Marxuum Xasan Abshir Faarax

Next Post

Ciidanka Xoogga oo Gacanta ku dhigay Horjoogihii Sirdoonka ee Shabeelaha hoose+Sawirro

Next Post
Ciidanka Xoogga oo Gacanta ku dhigay Horjoogihii Sirdoonka ee Shabeelaha hoose+Sawirro

Ciidanka Xoogga oo Gacanta ku dhigay Horjoogihii Sirdoonka ee Shabeelaha hoose+Sawirro

Dowladda Soomaaliya oo bilowday tallaabooyin deg-deg ah oo looga hortagayo cudurka faafa ee Ebola

Dowladda Soomaaliya oo bilowday tallaabooyin deg-deg ah oo looga hortagayo cudurka faafa ee Ebola

May 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin degdeg ah oo looga hortagayo khatarta cudurka Ebola kadib markii laga helay Uganda...

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo war ka soo saartay duqayn ka dhacday Shabeellaha Hoose

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo war ka soo saartay duqayn ka dhacday Shabeellaha Hoose

May 23, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa duqeyn qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose,...

Kulan looga hortagayo faafidda cudurka Ebola oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan looga hortagayo faafidda cudurka Ebola oo lagu qabtay Muqdisho

May 22, 2026
0

Ku simaha Wasiirka ahna Wasir dowlaha wasaaradda caafimaadka XFS, Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa shir gudoomisay kulan kadhacay Xarunta Hawlgallada...

Hay’adda SoDMA iyo Bisha Cas ee dowladda Qatar oo daahfuray mashruuca Udxiyada 1447H

Hay’adda SoDMA iyo Bisha Cas ee dowladda Qatar oo daahfuray mashruuca Udxiyada 1447H

May 22, 2026
0

Kaaliyaha Arrimaha Carabta Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen iyo Safiir Ku-xigeenka Dowladda Qatar Raashid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In