Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya Ee Suudaan Oo La Kulmay Wasiirka Beeraha Ee Dalka Suudaan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Safiirka Soomaaliya Ee Suudaan Oo La Kulmay Wasiirka Beeraha Ee Dalka Suudaan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Safaarada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dalka Suudaan Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Kheyraadka Dabiiciga dalka Suudan Eng. Cabdulqaadir Turkaawi, kulanka Danjiraha iyo Wasiirka waxaa ku wehliyay Madaxa Ganacsiga Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego) iyo Agaasimayaal ka tirsan Wasaaradda Beeraha.

Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay xiriirka sooyaalka ee u  dhaxeeya labada dowladood, iyo sidii sare loogu qaadi lahaa  Iskaashi dhan walba leh.

Related posts

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026

Danjiraha ayaa uga warbixiyay Wasiirka Wasaaradda Beeraha Dalka Suudaan, kheeyraadka faraha badan ee uu leeyahay Dalka Soomaaliya iyo sida muhiim u ay tahay inaynu iska kaashano horumarinta beeraha iyo wax soo saarkooda.

Waxa uu  sidoo kale Danjiraha xusay in Iskaashatooyinka beeraleeyda ee labada dhan isku xerr buuxa ay wada yeeshan si ay uga wada faa’iideeystaan ganacsatada labada dhan dhoofinta dalagga beeraha.

Uga danbeeyntii, Danjiraha ayaa ka dalbaday Wasiirka Wasaaradda Beeraha Dalka Suudaan sidii ay uga heli lahayeeyn Wasaarada beeraha Dalka Suudan dhul beereeyd ay maalgashadaan ganacsatada Soomaaliyeed ee daneeynaayo inay maalgashadaan dhul beereedkooda.

Wasiirka beeraha  iyo Kheyraadka dabiiciga Dowlaha Suudaan ayaa soo dhaweeyay booqashada Danjiraha una balan qaaday inay dhamaan qodabda uu ka Hadlay,  Danjiraha inay wax ka qaban doonaan ayna aad u wanaagsantahay in la xoojiyo xiriirka walaalnimo ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Suudaan iyo sare u qaadista Iskaashiga labada Wasaaradood iyo beeraleeyda.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka Oo Xaqiijisay In 31 Qof Oo Cusub Ay Ka Bogsoodeen Feyruska Karoona

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Sheegay Inay Guddi U Magacaabi Doonaan Fatahaadda Afgooye  

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay Guddi u kuur galaya fatahaadaha, kuna baaqay joojinta dagaalka Tukaraq

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Sheegay Inay Guddi U Magacaabi Doonaan Fatahaadda Afgooye  

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
0

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 28 Luulyo 2026 – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

July 28, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanka Sumadaale ee degmada Cadale, gobolka Shabeellaha Dhexe,...

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

July 28, 2026
0

Ceelguula, Mudug – Magaalada Ceelguula ee gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug, iyadoo maamulka iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In