Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ogeysiis: Wasaaradda Waxbarashada XFS oo shaacisay fursado shaqo oo ka banaan

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Ogeysiis: Wasaaradda Waxbarashada XFS oo shaacisay fursado shaqo oo ka banaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare eexukumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in furasado waxbarasho oo gaaraya 21 boos ay ka banaan yihiin wasaaradda wasaaradda waxana dadka daneynaya ay ogeysiineysaa cidii rabnaa inay soo buuxiyaan sharuudaha laga rabo.

Qoraal ay ku soo daabaceen Pageka ay ku leeyihiin Facebookga ayaa lagu qoray sida tan.

Related posts

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026

“Wasaaradda Waxbarashada, Tacliinta Sare  waxaa ka bannaan 21 boos oo fursad shaqo ah, dhammaan inta daneyneysa oo buuxin karta shuruudaha shaqooyinka kala duwan waxaa laga codsanayaa in ay raacaan linkigan, isla markaana ay buuxiyaan foomka shaqo dalbashada ayaa lagu yiri qoraalkaan kasoo baxay facebooga.

https://moe.gov.so/fursado-shaqo/

Tags: Ogeysiis Wasaaradda Waxbarashada XFS oo shaacisay farsado shaqo oo ka banaan
Previous Post

Sawirro: Ra’iisul Wasaare Khayre oo bulshada Dhuusamareeb la caweeyay

Next Post

Muslimiinta Turkiga oo manta salaadda Jimcaha ku oogaya Masjidka Xaajiya Soofiya

Next Post
Muslimiinta Turkiga oo manta salaadda Jimcaha ku oogaya Masjidka Xaajiya Soofiya

Muslimiinta Turkiga oo manta salaadda Jimcaha ku oogaya Masjidka Xaajiya Soofiya

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In