Xildhibaanadda golaha Shacabka oo kulan ku yeelanaya xarunta kumeel gaarha ah ee Villa Hargeyska ayaa ka doodi doono si wadista dib-u-eegista miisaaniyadda 2020.
Sidoo kale ajandaha ay ka doodayaan waxaa ka mid ah ka Doodis iyo u Codeyn Wax ka Badalka Sharci Num 75 Qodobkiisa 10aad ee Muda Xileedka Guddiga Madaxbanaan ee Xuduudaha iyo Faderaalka.