Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sii Hayaha Ra’isulwasaaraha Dalka ,Oo Kulan Fogaan Arrag Ah Uga Qeyb-Galay Madasha Adeegsiga Afsoomaaliga +Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Sii Hayaha Ra’isulwasaaraha Dalka ,Oo Kulan Fogaan Arrag Ah Uga Qeyb-Galay Madasha Adeegsiga Afsoomaaliga +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dood cilmiyeed looga hadlayay Xaaladda Af Soomaaliga ee dhinac  Maamulka iyo ganacsiga, ayna soo qabanqaabisay Akadeemiye Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa xalay lagu qabtay barta Zoomka ee Aaladda fogaan aragga!

Dooddaas ayaa waxaa ka soo qeybgalay Sii hayaha Ra’isul wasaaraha dalka, Wasiirka Arimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda federaalka Soomaaliya , xeeldheerayaal ku taqaqusay afka iyo aqoonyahanno badan.

Related posts

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026

Sii hayaha Ra’iuslwasaaraha dalka Mudane Mahdi Guuleeed (Qadar) oo ka hadlayay Furitaankii doodaasi ayaa ka hadlay muhiimada uu afku leeyahay, waxaana uu cadeeyay dawladda inuu muhiimad gaar ah siineyso hormarinta iyo xooginta afka Soomaaliga, isaga oo u mahadceliayay Akadeemiyad goboleedka afka Soomaaliyeed ee AGA ee soo qaban qaabiyay Barnaamijkaan lagu xoojinayo afka Hooyo.

“Dowladda Soomaaliyeed waxa ay ka shaqeyneysaa horumarinta afka Hooyo si kor loogu qaado kobaca afka isla markaana jiilka cusub ay u bartaan ayuu ku daray hadalkiisa Mudane Mahdi Maxamed Guuleed .

Wasiirka Arimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee dowladda Soomaaliya Amb Axmed ciise Cawad ayaa sheegay inuu Soo dhawaynayo dadaalka ay Aga ugu jirto hiilka afka Soomaaliga, isaga oo balanqaaday inuu la shaqeynayo bahda ku hawlan daryeelkiisa.

“Waxaan ku faraxsanahay in Akadeemiyeed goboleedka afka Soomaaliga ee AGA inay xarumo ku leedahay magaalooyinka dalka iyo dibaddiisa iyo sidoo kale qaar ka mid ah gobolada Soomaalida ay degto sida Kenya iyo Itoobiya waana macquul inay xarumahaasi ay door ka qaataan dib u kobcinta afka Soomaaliga.

Tags: Oo Kulan Fogaan Arrag Ah Uga Qeyb-Galay Madasha Adeegsiga Afsoomaaliga +SawirroSii Hayaha Ra’isulwasaaraha Dalka
Previous Post

Xukuumadda Soomaaliya oo Gobalka Banaadir ku wareejisay Maamulka Waxbarshada ee Caasimadda Dalka+Sawirro

Next Post

Guddoomiye Cumar Filish oo Dhagax dhigay goob cusub oo lagu xakameynayo Daadadka Roobka+Sawirro

Next Post
Guddoomiye Cumar Filish oo Dhagax dhigay goob cusub oo lagu xakameynayo Daadadka Roobka+Sawirro

Guddoomiye Cumar Filish oo Dhagax dhigay goob cusub oo lagu xakameynayo Daadadka Roobka+Sawirro

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

July 11, 2026
0

Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In