Tuesday, April 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka oo howl-gal qorsheysan ku dilay Horjooge Nuug Gaab oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Xoogga Dalka oo howl-gal qorsheysan ku dilay Horjooge Nuug Gaab oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa dilay horjoogihii Al–shabaab u qaabilsanaa deegannada Awdheegle,Mubarak iyo Daarusalaam ee gobolka Shabeellaha Hoose iyo sidoo kale 8-kale oo ka tirsan maleeshiyaadka argagixisada.

Horjoogahan oo magaciisa loo yaqaano Nuug-Gaab ayaa lagu dilay howgal Ciidan oo ka dacay  duleedka degaanka Awdheegle ee gobalka shabeellaha Hoose sida ay Radio Muqdisho u xaqiijiyay Taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Related posts

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga dooeashada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga dooeashada Koonfur Galbeed

April 27, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay hoggaanka Sare ee kooxda ASYAD

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay hoggaanka Sare ee kooxda ASYAD

April 27, 2026

Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Generaal Odowaa Yuusuf Raage oo wareysi gaar ah siiyay idaacada Qaran ee Radio Muqdisho ayaa yiri waxa ay maanta howl-gal ay ciidanka xooga dalka ka sameeyay shabellaha Hoose ku dileen horjoogihii kooxda nabad-diibka uqabilsanaana deegaannada Awdheegle,Mubarak iyo Daarusalaam ee Shabeellaha Hoose iyo maleeshiyaadka kale oo gaaraya ilaa sideed Ruux.

Ciidmada Xoogga dalka ayaa muddooyinka howl-gallo qorsheyn kawaday qeybo badan oo ka tirsan gobolada dalka waxaana ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose oo ay Ciidamadu kala wareegeen maleeshiyaadka Al-shaab deegaanno iyo degmooyinka ka tirsan gobolka iyagoo sidoo kale qasaaro xooggan gaarsiyay

Tags: Ciidanka Xoogga Dalka oo Horjooge Al-shabaab ka tirsanaa ku dilay Shabeellaha Hoose
Previous Post

Sii hayaha Wasiirka Shaqada XFS Oo Shir Guddoomiyay Kulanka Habraaca Shaqo Qorista Shaqaalaha Dowladda+Sawirro

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga dooeashada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga dooeashada Koonfur Galbeed

April 27, 2026
0

Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan kordhinta muddada kama-dambeysta ah ee soo gudbinta liisaska musharaxiinta...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay hoggaanka Sare ee kooxda ASYAD

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay hoggaanka Sare ee kooxda ASYAD

April 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa magaalada Muscat ee Dalka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan la yeeshay Wasiirka Gaadiidka Cumaan 

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan la yeeshay Wasiirka Gaadiidka Cumaan 

April 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muscat...

Sawirro: Kulan lagu heshiisiiyey beelo walaalo ah oo ku dagaalay Mudug ayaa lagu qabtay Muqdisho

Sawirro: Kulan lagu heshiisiiyey beelo walaalo ah oo ku dagaalay Mudug ayaa lagu qabtay Muqdisho

April 26, 2026
0

26 April, Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta, isimada dhaqanka, cuqaasha,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In